oba hiloowlow Posted August 11, 2012 Qowmiyadda Xamar& xamar-Daye kuwaas siyaasad kuma jiraan waa masaakiin Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 11, 2012 Kuwan uga jeeda. http://qalimoow.net/81-news/latest-news/115-beesha-wacbuudhan-kalsoonidii-kala-laabatay-dowlada-madaxweyne-shariif Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 11, 2012 Kuwan uga jeeda. http://qalimoow.net/81-news/latest-news/115-beesha-wacbuudhan-kalsoonidii-kala-laabatay-dowlada-madaxweyne-shariif Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 11, 2012 lool waa ii fahantay yaah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 11, 2012 Oba, waa kula socdaa. Aniga meesha u socdaa ma fahantay? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 11, 2012 Carafaat sii fiican aan kula socdaa you dont have the skills of xiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 11, 2012 Sxb, anigu cidaas uun ayaa iga sheegan karta Xamar. No import unuka from Cowl,Jowhar, Warsheick,Marreeg ayaa ig xiga magaladaas. P.S. Xiin ya fahmaba his U turns. Anigu meeshan u socdo, Wee cadahay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 11, 2012 well carafaat thats true cidaas kaliya sheegan karto as the natives together with cadcadka iyo bantu. lool@U-turns. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khadafi Posted August 11, 2012 Obaaa... Unuka .. waxay ka keenen 6 nin ee SYL! Siyaasada waxaas ka baxeen marka ey noqotay midka qoriga.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 11, 2012 kuma fahmin sxb! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 11, 2012 Lix ka mid ah 13kii 'Reer Unuka' ayee ahaayeen leeyahay. I guess Cismaan Geedi Raage was one of them. Maxaa magaciisa maqli jiray maadaama iskoolka walaalahey dhigan jireen Cismaan Geedi Raage la dhihi jiray. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 11, 2012 ^^ waan gartay, horta iskuulkaas intuu ku yaalay ma kii markaad isgooyska bakaaraha ka imaaneysid oo dhanka masjidka macalin biyaamalow sii dhaaftid dhanka midig ee isgoyska h/wadaag ku yaala? if im not wrong Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 12, 2012 Haa, dugsiga sare agagaarkaas ku yaalay. Degmooyinka Holwadaag iyo Wardhiigleey u dhaxeeye. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 12, 2012 waan gartyay maskaxda wali juusto waaye lol Quote Share this post Link to post Share on other sites