Aaliyyah Posted August 8, 2012 "Go'aankii Dadku Qaatay Ee Khaatumo Kaalintii Aan ku Lahaa Waan Buuxinaya" Suldan Saciid- (Video)- Lasanod Online. Wednesday, August 08, 2012 Buhoodle,(lasanod Online)- Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay gudaha Magaalada Buuhoodle, Suldaan Siciid Cismaan Cali ayaa waxaa uu kaga hadlay in uu si buuxda u taageersan yahay Maamul Goboleedka Khaatumo State. Suldaanka ayaa maanta hoosta ka xariiqay inuusan baal mari karin rabitaanka shacabka ee Khaatumo State, isagoo doorkiisana ka qaadan doona Gollaha Dhaqanka ee Maamul Goboleedka Khaatumo State. Daawo Video Copyright © 2012 Lasanod.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 9, 2012 " frameborder="0" allowfullscreen> Suldaan Saciid waa uu ku mahadsanyahay inuu tixgaliyo rabitaanka shacabka Khaatumo, Inuu qadariyo maamulka Khaatumo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted August 9, 2012 Jaaliyadaha Qurbajoogta K*** H*** Oo Baaq Taageero ah U Diray Suldaan Saciid- http://www.lasanod.com/details.php?num=7897 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 9, 2012 Aaliyyah, I am hearing in Faroole ay reer Khaatumo gogol u dhigteen oo Odayaasha D-block uga dacwoodeen like inuu dhegeysanayo, xaaladduna waa xun tahay oo weli laguma heshiin Xildhibaannadii ee update na sii. Aniga aragtidayda waxaa dhibku ku yaraanaya in Khaatumo isku samirto oo dadkeedu mideyso weliba odayaasha markaas sina Faroole inuu xoogo iskuguma dayeen. Khilaafkuna ma ahan wax Khaatumo ku kooban oo waan ogahay beel walba dhibkaas baa haysta...Azania waa is haysataa...so are other clans....even .Galmudug has 3 presidents now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted August 9, 2012 Abwaan walaal saad ogtahay xildhibanada wax war oo cusub oo kusoo kordhay inaysan jirin so stay tuned for that. Tan labaad, Maanta reer Khaatumo way midowbeen. Taas ayaan shaki ku jirin. Isim reer Khaatumo oo tageersan maanta Faroole ma jiro waka suldan Sicidna tageera buuxda siiyay mamulkisa Khaatumo State of Somalia. Marka Farole shekadiisuba way iskaso xidhmi. It is just a matter of time edited: waxaan raba oo kale in aan ku daro in reer khaatumo ee Faroole gogol u dhigteen oo odayassha dhaqanka ee somaliyeed oo dhan ay u dacwoodeen. Maantana waxay la fadhiyaan odayaasha Muqadisho. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 9, 2012 abwan the proud darwiish clan gets 8 mps total. nothing changed. the only difference is the ssc mps won't all be voting for shariif. loool. cabdikariin wanted to give all to shariif but thank god it is now stopped. all this faroole talk and stuff is nonsense. we know farole will not give the 3 mps to his sub-sub clan. it is not possible Quote Share this post Link to post Share on other sites