Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted August 8, 2012 12 maalmood gudahood -- Agoosto labaatankeeda -- waxaa la sheegayaa in madaxweyne cusub la magacaabi doono. Tobaneeyo fara badana wey isa sharaxeen. Laakiin yaa u codeyn doono hala isa su'aalee. Xildhibaanada baarlamaanka u codeyn doono? Xildhibaano ma joogaan, xataa liiskooda lama faafin. Haddana guddoomiye baarlamaan haloo codeeyo waaye, haddana kuxigeenadiisa. Soomaali waa isnaqaanaayee uma maleeyi inay tan ku dhaceyso 12 maalmood. Mucjiso rabaani ma'ahee si kale kuma dhaceyso. Uma maleeyi xataa xildhibaanada magacyadooda in la faafin doono 12 maalmood gudahooda. Dib ayaa lo dhigi doonaa, taas isweydiin maleh, kaliya waxaa isweydiin leh inta ay dib u dhigida ku egtahay iyo yee dano ugu jirtaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khadafi Posted August 8, 2012 It's better to make it later then having a bunch Mp-trolls fighting each other. The last thing we need today is is-qabsi baas. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 8, 2012 It could happen. As long as the names come quickly, then the election themselves are rather simple. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 8, 2012 If they can study, discuss and pass a constitution within a couple days, I am sure they are able to select some figures for diffrent political positions. Quote Share this post Link to post Share on other sites