Sign in to follow this  
Dr_Osman

Ina Gaas Finally Declares His Ticket For Villa Somalia.

Recommended Posts

Dr_Osman   

Raysalwasaare Dr.Abdiweli Oo Ku Dhawaaqey In Uu Yahay Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya

 

About:- 14 mins ago | 0

 

Waxaaaa socota xaflad si weyn loo soo agaasimey taas oo ka dhacaysa City Plaza Muqdisho, Xafladda ayaa waxaa soo qabanqaabiyey Xafiiska Ololaha Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya Dr.Cabdiweli Cali Gaas oo maanta si rasmi ah ugu dhawaaqaya musharaxnimadiisa.

 

Xafladda oo lagu casumey dhamaan qaybaha kala duwan ee bulshada, ayaa lagu soo bandhigi doonaa waxqabadkii Xukumaada “Badbaado Qaran ee uu hoggaamiyo Dr.Gaas.

 

Xafiiska Ololaha Dr.Gaas ayaa sheegey in Dr.Cabdiweli Cali Gaas ku guuleystey himiladiisi muddo sanad ah isla markaana uu dalka ka saarey kumeel gaarnimadii, iyada oo ay dhinac socoto in Tubta Khariidada (Road Map) uu sidii loogu talagay ku soo dhamaaneyo.

 

Maalintii shalay ayaa Raysalwasaaruhu anfur u sameeyey odoyaasha dhaqanka ee ku sugan Muqdisho kuwaas oo loo wakiishey in ay soo xulaan Xildhibaanada Baarlamaanka,waxaana uu Raysalwasaaruhu ugu hanbalyeeyey sida wanaagsan ee ay ku soo dhamaatey ansixintii dastuurka Soomaaliya.

 

Xafiiska Ololaha Dr.Gaas ayaa sheegey in Cabdiweli Cali Gaas qorshihiisu ahaa in uu dib ugu laabto qoyskiisi iyo halkii uu ka yimid, laakiin cadaadis badan oo la saarey gudo iyo dibadba ay ku kaliftey in uu Soomaaliya halkaas uga tegin ee uu himiladiisi sii wado ilaa laga xaqiijinaayo in Soomaaliya ay dib cagaheeda ugu istaagtey.

 

Xafladda oo goor dhaw bilaameyso ayaan gadaal ka soo daabici doonaa faahfaahin.

 

Horseed Media

Muqdisho, Somaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaalku caadi maba ahan, maxay tahay Abdiwali raggiisii maanta waa hagradeene? Aaway ammaantii iyo masawirradii? Mise Musharrax kale ayaa jira oo last minute U-Turn iyo wax baa soo kordhay? Good luck to him anway aan aragno Cabdiweli iyo Shariif Axmed ninkii beeso badani ka daadato.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

As expected Prof. Abdiweli has declared his candidacy today. His team is confident of winning. Somalia would be lucky to have him as Presidnet. A new era is upon us.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che, Somalia system is like the French with a strong Presidnet and a Pm that runs the day to day operations of the cabinet.

As for Professor Abdiweli he is far more qualified to lead Somalia. Even in terms of education no one on the race can compete. The fact that he is the author of the road map and is in the ground as we speak.

 

His age, education, experience and attitude is what Somalia needs today.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this