Sign in to follow this  
Liibaan

Beelaha Jubaland oo Magacaabay Xildhibanadooda Ugu Mid Noqdaya Barlamaanka Somaliya

Recommended Posts

Liibaan   

RealTaleex.com

 

http://www.realtaleex.com/2012/08/06/beesha-******-oo-magacaabay-xubnaha-ugu-mid-noqdaya-barlamaanka-somaliya/

 

 

Beelaha Jubaland/Azania ayaa waxay heleen 13 xubnood oo uga mid noqdo barlamaanka Cusub ee Somaliya yeelan doonta, iyadoo warar ay sheegayaan in beelahan ay gudbiyeen xubnihiin uga mid noqon lahaan Barlamaanka.

 

Inkastoo ay jiraan doodo ka dhashay magacaabista xubnaha qaar ayaa haddana inta badan dadka beelaha Jubaland waxa ay sheegeen inay ku qanacsan yihiin sida loo magacaabay Xubnahan.

 

Magacyada xubnaha beelaha Jubaland uga mid noqonayo Barlamanka soosocdo waxaa kamid ah:

 

1- Professor Maxamed Cabdi Gaandhi.

2- Cabdi Rashiid Xidig

3- Maxamed Axmed Cumar Jees.

4- Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe).

5- Cabdi Maxamed Tarax.

6- Bare Ugaas Geedi

7- C/wahaab Ugaas Xuseen

8- Maxamed Ismaaciil

9- General Muuse Xasan

10- Faadumo Ciise Ali

11- Xiiroow Iidle

12- In Jaamac Caamir.

13- Cabdi Moowliid

 

Ugu danbayntii ayaa waxaa lagasoo xigtay gudiga farsamada Xildhibaanada cusub inay soo gudbeen in ku dhow 70% inta kalena la filayo onay soo gudbaan ilaa beri oo ah Talaadada hadii ilaahay dimo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

I hope in ay noqdaan kuwo dalkooda iyo dadkooda anfaca... Oo sidee wax lagu qaybiyey horta ma sida qabiilladu u kala koreeyaan bay u kala kuraas badan yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

'Liibaan';855010 wrote:

RealTaleex.com

 

 

 

Beelaha Jubaland/Azania ayaa waxay heleen 13 xubnood oo uga mid noqdo barlamaanka Cusub ee Somaliya yeelan doonta, iyadoo warar ay sheegayaan in beelahan ay gudbiyeen xubnihiin uga mid noqon lahaan Barlamaanka.

 

Inkastoo ay jiraan doodo ka dhashay magacaabista xubnaha qaar ayaa haddana inta badan dadka beelaha Jubaland waxa ay sheegeen inay ku qanacsan yihiin sida loo magacaabay Xubnahan.

 

Magacyada xubnaha beelaha Jubaland uga mid noqonayo Barlamanka soosocdo waxaa kamid ah:

 

1- Professor Maxamed Cabdi Gaandhi.

2- Cabdi Rashiid Xidig

3- Maxamed Axmed Cumar Jees.

4- Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe).

5- Cabdi Maxamed Tarax.

6- Bare Ugaas Geedi

7- C/wahaab Ugaas Xuseen

8- Maxamed Ismaaciil

9- General Muuse Xasan

10- Faadumo Ciise Ali

11- Xiiroow Iidle

12- In Jaamac Caamir.

13- Cabdi Moowliid

 

Ugu danbayntii ayaa waxaa lagasoo xigtay gudiga farsamada Xildhibaanada cusub inay soo gudbeen in ku dhow 70% inta kalena la filayo onay soo gudbaan ilaa beri oo ah Talaadada hadii ilaahay dimo.

Should be rejected. Consitution demands 30% of any group of MPs should be females. They need to replace three males for 3 females. 13X30%=4

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

^^at least this list has one female in it. There was lots of rejections today due to the lack of any women, let alone 30%.

 

maybe the bar was set too high from the get go. Traditional elders selecting women leaders? naga daaya bahasha..

Share this post


Link to post
Share on other sites

xiinfaniin;855030 wrote:
Gaadhaye is the enforcer of female quota

 

I wish I were the enforcer of the newly sanctioned federal constitution. I would have made it a real lightning rod of change.

:rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this