Liibaan Posted August 6, 2012 RealTaleex.com http://www.realtaleex.com/2012/08/06/beesha-******-oo-magacaabay-xubnaha-ugu-mid-noqdaya-barlamaanka-somaliya/ Beelaha Jubaland/Azania ayaa waxay heleen 13 xubnood oo uga mid noqdo barlamaanka Cusub ee Somaliya yeelan doonta, iyadoo warar ay sheegayaan in beelahan ay gudbiyeen xubnihiin uga mid noqon lahaan Barlamaanka. Inkastoo ay jiraan doodo ka dhashay magacaabista xubnaha qaar ayaa haddana inta badan dadka beelaha Jubaland waxa ay sheegeen inay ku qanacsan yihiin sida loo magacaabay Xubnahan. Magacyada xubnaha beelaha Jubaland uga mid noqonayo Barlamanka soosocdo waxaa kamid ah: 1- Professor Maxamed Cabdi Gaandhi. 2- Cabdi Rashiid Xidig 3- Maxamed Axmed Cumar Jees. 4- Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe). 5- Cabdi Maxamed Tarax. 6- Bare Ugaas Geedi 7- C/wahaab Ugaas Xuseen 8- Maxamed Ismaaciil 9- General Muuse Xasan 10- Faadumo Ciise Ali 11- Xiiroow Iidle 12- In Jaamac Caamir. 13- Cabdi Moowliid Ugu danbayntii ayaa waxaa lagasoo xigtay gudiga farsamada Xildhibaanada cusub inay soo gudbeen in ku dhow 70% inta kalena la filayo onay soo gudbaan ilaa beri oo ah Talaadada hadii ilaahay dimo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted August 6, 2012 I hope in ay noqdaan kuwo dalkooda iyo dadkooda anfaca... Oo sidee wax lagu qaybiyey horta ma sida qabiilladu u kala koreeyaan bay u kala kuraas badan yihiin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted August 6, 2012 'Liibaan';855010 wrote: RealTaleex.com http://www.realtaleex.com/2012/08/06/beesha-******-oo-magacaabay-xubnaha-ugu-mid-noqdaya-barlamaanka-somaliya/ Beelaha Jubaland/Azania ayaa waxay heleen 13 xubnood oo uga mid noqdo barlamaanka Cusub ee Somaliya yeelan doonta, iyadoo warar ay sheegayaan in beelahan ay gudbiyeen xubnihiin uga mid noqon lahaan Barlamaanka. Inkastoo ay jiraan doodo ka dhashay magacaabista xubnaha qaar ayaa haddana inta badan dadka beelaha Jubaland waxa ay sheegeen inay ku qanacsan yihiin sida loo magacaabay Xubnahan. Magacyada xubnaha beelaha Jubaland uga mid noqonayo Barlamanka soosocdo waxaa kamid ah: 1- Professor Maxamed Cabdi Gaandhi. 2- Cabdi Rashiid Xidig 3- Maxamed Axmed Cumar Jees. 4- Axmed Maxamed Islam (Axmed Madoobe). 5- Cabdi Maxamed Tarax. 6- Bare Ugaas Geedi 7- C/wahaab Ugaas Xuseen 8- Maxamed Ismaaciil 9- General Muuse Xasan 10- Faadumo Ciise Ali 11- Xiiroow Iidle 12- In Jaamac Caamir. 13- Cabdi Moowliid Ugu danbayntii ayaa waxaa lagasoo xigtay gudiga farsamada Xildhibaanada cusub inay soo gudbeen in ku dhow 70% inta kalena la filayo onay soo gudbaan ilaa beri oo ah Talaadada hadii ilaahay dimo. Should be rejected. Consitution demands 30% of any group of MPs should be females. They need to replace three males for 3 females. 13X30%=4 Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 6, 2012 Gaadhaye is the enforcer of female quota Quote Share this post Link to post Share on other sites
Yunis Posted August 6, 2012 ^^at least this list has one female in it. There was lots of rejections today due to the lack of any women, let alone 30%. maybe the bar was set too high from the get go. Traditional elders selecting women leaders? naga daaya bahasha.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
GaadhHaye Posted August 6, 2012 xiinfaniin;855030 wrote: Gaadhaye is the enforcer of female quota I wish I were the enforcer of the newly sanctioned federal constitution. I would have made it a real lightning rod of change. :rolleyes: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Shinbir Majabe Posted August 6, 2012 In Jaamac Cumar? is that a name? Mise magaciisa lama yaqaano oo aabihiis/aabaheed kaliya ayaa la yaqaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted August 6, 2012 lol jubaland. there is no jubaland without puntlanders. you mean azania??? Quote Share this post Link to post Share on other sites