Liibaan Posted August 6, 2012 Golaha Garaadada/Madax Dhaqameedka KHaatumo State Ayaa Shaaciyay Magacyadii Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya Liiska Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee Kasoo Jeeda KHaatumo State Madaxdhaqameedka Beelaha KHaatumo State ayaa si rasmi ah u magacaabay xubnihii u matali lahaa deeganada Khaatumo dawladda dhexe e Soomaaliya. Kulamo isdabajoog ah iyo wadatashiyo ay yeesheen odayaasha dhaqanku oo kaashanaya gudida G10 ayaa ugu danbeyntii soo saaray liiska la isku waafaqay ee xildhibaanada Beelaha Khaatumo u matali doona dawladda qaran ee Soomaaliya, kaasoo lagu wado in dhawaan ay u gudbiyaan gudiyada ku shaqada leh. hadaba halkan ka akhriso magacyada. 1. Dr. Ali Khaliif Galaydh, Former PM 2. Dr. Abdulkareem Hassan Jamaac, Former Minister 3. Ikhyaar Maxamuud Axmed. 4. Ziyaad Maxamuud Shirre. 5. Xaaji Abdi Maxamed Ali. 6. Caydiid Saleebaan Xaashi. 7. C/Waaxid Abdullaahi Jaamac. 8. Yuusuf Ahmed Nuur. Xildhibaanadan ayaa la sheegay inay dhamaan ogolaadeen juffooyinkoodii iyo weliba Garadada markaasi aan qaybta ka ahayn gudida xulitaanka Barlamaanka Khaatumo ee isku dhafan, ayagoo dhamaantood loo tixgeliyey aqoontooda iyo kartidooda. halkani Riix Si’aad Wararkaasi Oo Dhan Ugala Socoto Horufadhi.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted August 6, 2012 war ma la hubaa? Siyaad is a good choice , Khatumo needs it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 6, 2012 xiinfaniin;854978 wrote: war ma la hubaa? Haa, waa la hubaa, Garaadada KHaatumo ayaa si wadajir ah u soo wada saaray liiska Xildhibaanada beelaha KHaatumo Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 6, 2012 Garaad Abdulahi Garaad Soofe from Buuhoodle, MP Abdulkareem Hassan Jamaac from Buuhoodle, and the Turkish Ambassador in Mogadishu Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 6, 2012 'Liibaan';854977 wrote: 1: Ali Khaliif Galaydh. Adeer Cali ma xildhibaannimuu ku qancay? kkk. war ninku han yaraa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 6, 2012 Whats wrong with that? Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted August 6, 2012 MoonLight1;854986 wrote: Adeer Cali ma xildhibaannimuu ku qancay? kkk. war ninku han yaraa. The man is on to something.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 6, 2012 Che -Guevara;854987 wrote: Whats wrong with that? i see that as a huge fall, from being the sophisticated professor, former prime minister and founder of Khatumo state to a XLDH sitting next to Yaloxow and Xaaraan kunaax. That's a big demotion. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 6, 2012 MoonLight1;854986 wrote: Adeer Cali ma xildhibaannimuu ku qancay? kkk. war ninku han yaraa. Dr. Ali Khaliif Galaydh, Dr.Abdulkareem Hassan Jamaac, C/Waaxid Abdullaahi Jaamac and other KHaatumo MPs are KHaatumo People's Representatives in Somali Parliament. In 2000, Prof. Cali Khaliif was a Somali MP in Arta Government before he became the Prime Minister of Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted August 6, 2012 lol@ xaaraan kunaax He officially has the best nickname out of all Somalis :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 6, 2012 MoonLight1;854986 wrote: Adeer Cali ma xildhibaannimuu ku qancay? kkk. war ninku han yaraa. Lol....Xildhibaanka laftiisa ayuusan gacan ku hayn soo maahan? I heard that AY blocked from him even during Mbegathi. Don't you know that he still could compete for other posts such as speaker, president and PM haddii ay u shaqaynayso? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 6, 2012 MoonLight1;854989 wrote: i see that as a huge fall, from being the sophisticated professor, former prime minister and founder of Khatumo state to a XLDH sitting next to Yaloxow and Xaaraan kunaax. That's a big demotion. MoonLight1 beeluhu liiska ay rabaan bay soo gudbin karaan balse waa laga saari karaa ruuxii loo arko inuusan u qalmin amase xoog ku soo galay according to Mahiga's statement in Nairobi yesterday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted August 6, 2012 A government is more than president, prime minister and speaker. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 6, 2012 MP Abdulkareem Hassan Jamaac wih KHaatumo Traditional Leaders - Mogadishu, Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted August 6, 2012 MP Abdulkareem Hassan Jamaac - Nairobi Kenya August 4, 2012 Quote Share this post Link to post Share on other sites