Sign in to follow this  
Carafaat

Adeer Xaaji Xunjuf kumee?

Recommended Posts

Abwaan   

He is back......XX ayaan seconds ka hor arkay thread uu kula hadlayo Liibaan, isagoo talooyin ka siinayey sidii uu Maamulka Khaatumo horumar la taaban karo u samayn lahaa.....XX...ma wax baa iska beddeley fikirkiisii?:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waryaadhaheen ragu muxu sheegey war wa la nabad qabaye ehxogaha waan yara naxaay marka jimicsi baan ku maqna.waxa xigtay bisihi ramadan eeh barakaysan inan xaaji ahy waad ogtihin marka cibaada xita waan ku jira. Waan idin soo yara booqday eeh maxa la haya ma sidi bala isu eryanayaa.

Sheikh maaday na waan arkayaa waryahee sheikh maaday ii waran hawlihi halkay wax marinayaan. Inanki inantu dhashay abtigis meeyey. Carafaat adeer beryahan siyaasadi waad ka so dhac dhacaysa miyanaan ku odhan odayga buurmadow ha inugu tageerin.arinta dib ha ugu noqon haye dhe. Moonligt hadaan anigu xil qabanayo maxa maqaaxida inanta ii dhibayaa. Siilaanyo ayan odhan iga durug. Laakin hadaad ilahaay baryaeysid weel weyn wax ku bari xita gudoomiyaha hargeysa banaan halkaasan isku hubsan laha. Dhaliyaro dhamaantin ramadan karim sanadkan sanadkisa alleh hana gaadhsiyo iyo somalia oo dawlad leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this