Sign in to follow this  
Carafaat

Adeer Xaaji Xunjuf kumee?

Recommended Posts

Showqi   

Inadeer Xaaji Xunjuf, xageed ka dhacday beryahan reer Sol wey ku dabeed, oo waanu kaa warwarnehy! Bal warkaaga na soo gaadhsii meeshii aad ku danbeysay, iyo waxa ku aamusiiyey, waayo waxa aad ahaan jirtay nin buuq badan,,,,,, Oo hadana aan beryahan war kiiisa aan la maqlin!!!! waanu warwareeynaa ee bal warkaaga noo soo tabi Saaxiib

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Carafaat;854916 wrote:
Adeer kumee. Baryahan waa lagu waayay? Maad ka soontay SOL?

Amuu Xamar xildhibaannimo u doontay XX? Annaguu malaha noo been guurayey.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Abwaan;854926 wrote:
Amuu Xamar xildhibaannimo u doontay XX? Annaguu malaha noo been guurayey.
:D

Abwaan, waxwalba waa laga yaabaaa inkasta oo XX uu ahaa nin reer SL ah hada hadii uu Sh. Shariif uu position siiyey waa wax suurto gal ah in oo noo aamusay beryahan:D:D

 

Xaaji warkaaga keen. Bal xageed ku danbeysay baryahan...................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

xaaji xunjuf was hoping abdiweli would be a failure and now that abdiweli was liked across the board he had a heart attack. Cabdi Cawar iyo nacesnimo meesha la qaylin jiray.

 

xunjuf wa qof xanuunsan maskaxda ka jiran qabil daradiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Mooge;854931 wrote:
xaaji xunjuf was hoping abdiweli would be a failure and now that abdiweli was liked across the board he had a heart attack. Cabdi Cawar iyo nacesnimo meesha la qaylin jiray.

 

xunjuf wa qof xanuunsan maskaxda ka jiran qabil daradiis.

WTF kinda comment is that? :D

 

Xaaji Xunjuf is SL's representative to SOL, no doubt about that. thumbsup.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

somalia xunjuf is sick man no doubt. maybe he was script and his IP was baned. could be possible.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Jacaylbaro;854933 wrote:
Shaydaan buu ahaa waa xidhay dee ,,,,,
:D

Maya maha. Kuwa waweyn ayaa Ramadaanta la xir xiraa. Xaaji Xunjuf waa Awliyo.:D

 

Abwaan, waa laga yaaba inu ka mid yahay Saladiinti Xamar tagtay. I can't imagine a better representative for Duriyada then Xaaji Xunjuf.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ramadaan Mubaarak and salaamun calaykum yaa Xaaji, kolley waad i aragtaaye, si hoose xataa salaanta iiga qaad illeyn waa farale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Xaajiga mar mar ayaan arkaa isaga oo daaqada inag eegaya! in uu wax yidhaahdo ayuunbuu diiday Odeygu beryahan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this