Abwaan Posted August 5, 2012 Thread-kaan haddii la sii wad-wado meel fiican gaari maayo. Soomaali guud ahaan, xagga qabiilka haddii ay wax is dhaanto meeshaan maanta lama joogeen, nin qofkii fake nationalist u ah baa ku kalana hero u ah. Dad wanaagsan oo badan waa jiraan kolleey aakhiro ayay u aayayaan wanaagooda insha Allah, maryooleey inay u oggolaadaan wax badan laga sugi maayo weliba kuwa sebenkan jooga, oo mid, koox un baa wax ka sheegi. Dorraadna waxaan lahayn historic iyo dastuur baan saxiixannay, maantana ceebeheenii baan soo qufaynaa miyaa? Xitaa asbuuc ma isu kaadin la'nahay? Labadaasi isma keenayaane, xagga wanaagga aan u badinno si aan meesha maanta aan joogno meel dhaanta aan u tagno. Ogaada qofkii qabiil Soomaaliyeed maalin walba keyboard ku caayaa in haddii uu hub haystana uusan asxaan uga fali lahayn bay u badan tahay.....Ceeb Ilaah ha asturo! Oo markaas dadka hoggaanka u hayey burburka dalka meel walba ee ay ka soo jeedaan aysan waxba dhaameen. Marka ninkii waddani isku haystaw good for you, kii aan isku haysanoow haddaba yaan lagaaga dheerayn! It is not too late, towbadana Ilaah baa aqbala ee Soomaali ma aqbasho, just laga dhabeeyo un baa muhiim ah! Oba, ninyahow Dr. Baadiyoow iyo Shariif masawirradooda iyo ammaantooda ayaa wax badan munaasib ka ah ooba noo dhaamay threadkan aad billowday, waayo meel xun bay gaareysaa beleive me. Waxaa iga talo ah Ramadaanka ajarkiisa yaan la iskaga dheelin.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 5, 2012 ^^ Abwaan runta in laga hadlo maa diideysaa? Dadkaaneeti shacab caadi mahan ee waa dadka suugaanta iyo fanka soomaliyeed ilaahay hibo ku siiyay misna hibodaas ku adeegsaday in lagu dagaal geliyo kumanaan soomaaliyeed marka maanta kuwaas KAC in la dhahaay aheed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 5, 2012 Sure sure, Cusmaano, good luck with that one. Runta kulahaa, waa fitna badantahay, no one told you to start this thread, it was clear what you wanted to demonstrated, a washed up singer no one even knows along with a woman held with high regard due to her art and you want to post this because of what she said while her family was being murdered by your kind. war wax isku fal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 5, 2012 loooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool the irony when Osmano Aka somalia is saying waa fitno badan tahay :D Quote Share this post Link to post Share on other sites