Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Minister Of Agriculture Gives Speech To Academia. Official Visit. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Wagenning University oo lagu sharxey beeraha Puntland

 

4 Aug 4, 2012 - 11:08:39 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Wasiirka beeraha iyo waraabka Puntland Eng.Maxamuud Xaaji Saalax oo dhowaanahan safari kala duwan ku tagay dalal kamida Yurub iyo Canada ayaa habenimadii xalay 03 August,2012 waxa uu cashar ka jeediyey jaamacada Wagenning oo kamida kuwa qaabilsan beeraha.

 

Wasiirka oo Garowe Online si kooban u la hadlay ayaa sheegey inuu casumaad rasmi ah ka helay hormuudka Wagenning University oo uu kulamo kala duwaan la qaatey islamarkaasina u balanqaadey in tababaro la xariira beeraha bixin doonaan iyo tayeynta xafiiska fayashowrka cuntada ee wasaarada beeraha Puntland.

 

Ardeyda wax kabarata halkaasi ayuu u ga waramay Puntland iyo sida dhulkeedu hodon ugu yahay kheyraadka islamarkaasina uga jawaabey ardeyd su’aalo ay weydiiyeen.

 

Dhowanahan ayuu safaro ku kala bixiyey wasiirka beeraha Puntland Britain ,Beljiem ,Canada iyo Holland oo uu sidoo kalena kula kulmey jaaliyadaha reer Puntland ee dhulkaasi dhaqan waxana uu uga waramay sida loogu baahanyahay qurbajoogto inay ka qayb qaadato horumarinta Puntland qofba dhinaca kaga soo aada.

 

P1010141.JPG

P1010153.JPG

P1010154.JPG

P1010156.JPG

P1010164.JPG

P1010167.JPG

P1010172.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this