MoonLight1 Posted August 4, 2012 Maareeyihii Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo la diley. Labo dhalinyaro ah oo Bastoolado ku hubeysan ayaa Degamada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir ku diley Maareeyihii Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Ibraahim Iimaan Xalane, iyagoo goobta ka baxsaday kooxihii ka dambeeyay dilka. Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir C/laahi Ibraahim Sahal ayaa sheegey in labada dhalinyarada ah ee dilka geystey ay ka baxsadeen goobta ay ku dileen. Wuxuu kaloo intaasi ku darey ay ku daba joogaan labadaasi dhalinyarada ah kadib baaritaano ay ciidamada amaanka ee degmada Xamarweyne ay ka sameeyeen aaga lagu diley marxuumka. Marxuumka ayaa markii la dilayey waxaa uu kasoo baxey masjid kuyaala degmada Xamar weyne waxaana dilkiisa Cambaareeyey madaxda Dawlada KMG. Kusimaha Raysal wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka gaashaandhiga Xuseen Carab Ciise ayaa cambaareeyey dilka maareeyaha Garoonka isagoo sheegey in ay laamaha amaanku ay wadaan baaritaano ku aadna dilka marxuumka. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 4, 2012 Just few days ago they assassinated the head engineer of Beledweyn airport. Baladweyne:-Eng Cali Xaaji Shirwac Oo ah Eng-kii Dhisay Garoonka Diyaaradaha ee Baladweyne Oo La Dilay. Baladweyne(Balkeena radio):- Wararkii ugu dambeeyay ee radio balkeena uu ka helayo magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Kooxo Hubaysan ay ku dileen Xaafadda Yoobsan ee magaalada Baladweyne xilli uu ku sugnaa meel Bakhaar ah. Wararku waxaa ay intaasi ku Darayaan Engineer Cali Xaaji Shirwac in ay dileen ugu yaraan 2 qof oo dhalinyaro ah islamarkaasina ku hubaysnaa Bastoolada oo isla markiiba goobta iskaga Cararay. Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo halkaasi baaritaano Deg Deg ah ka sameeyay ayaa lagu soo warramayaa in ay gacanta ku soo dhigeen ugu yaraan 500 oo dhalinyaro ah. Eng Cali Xaaji Shirwac alle ha u naxariistee waxaa uu waday qorshe lagu dishayo Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baladweyne, waxaana uu sidoo kale ahaa ninkii lahaa Naqshaddii Xilligii bari Samaadkii lagu Dhisay garoonka Ugaas Khaliif ee hadda lagu waday in Dib loo Dayactiro. Sidoo kale Engineerku waxaa uu hormuud u ahaa koox aqoonyahano ah oo Mudooyinkii dambe waday la talin ay maamulka Gobolka Hiiraan kala talinayaan qaababka amniga lagu hagaajin karo. Axmed Cali Kilwe Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 4, 2012 Intii dalka ku hartay ee aqoonta laheyd baa la dhameystirayaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted August 4, 2012 Ilaahay ha u naxariisto the marxuum. I noticed the description of these incidents is always the same whether the killing was in Mogadishu or anywhere else. 1. Two assassins 2. The killers used pistols 3. The victim was coming out of a mosque 4. killers run away on foot There is absolutely no creativity at all in these killing and I am surprised the perpetrators are never chased, caught or even found later. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 4, 2012 magaca ilaahay this is un-acceptable this week an ingineer got killed and the legend Marshaale and now maareyihii,rumours are saying Maki Xaaji is next. first i blame the Tfg for not doing a sh**t to amaanka, and second shacabka muqdisho oo dadkaan qarqarinaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted August 4, 2012 Oba, the TFG is busy campaigning. This week Mogadishu is fawdo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 4, 2012 ^^ well i dont know ,to me it seems like January 2007 Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 4, 2012 and our great friend Oba invited us there in December for Christmas SOLers gathering;) I don't know if you (LSK) will go but I will wait you guys in Nairobi. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 4, 2012 ^^ looool , adiga sheekada fahan nooh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 5, 2012 Libaax-Sankataabte;854484 wrote: Ilaahay ha u naxariisto the marxuum. I noticed the description of these incidents is always the same whether the killing was in Mogadishu or anywhere else. 1. Two assassins 2. The killers used pistols 3. The victim was coming out of a mosque 4. killers run away on foot There is absolutely no creativity at all in these killing and I am surprised the perpetrators are never chased, caught or even found later. You are right LST. What does that tell us? In my view whoever is in control, whether the government, regional admins cannot beat terrorists and secure the mosques. Those cowards target majority of their victims at mosques. It mostly happens outside the mosque, so sad. Car meelaha lagu qayilo dad ha lagu dilo. Bulshada inteedii ugu wanaagsanayd baa mar walba la dilayaa, yaab badanaa. Ilaah ha u naxariisto labada dhibbaneba, eheladoodana samir iyo iimaan Ilaah haka siiyo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted August 5, 2012 Ilaahay ha na xariisto, Ameen. its sad that Alshabab are resorting to weak targets now. Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted August 5, 2012 It's all this corrupt goverment to blame. They hired moryaans off the streets to become ciidanka wadanka. Once moryaan will be moryaan. How can they talk about chasing Alshabab when they have moryaans us national army. If this goverment was legit , they would start doing what real goverment would do by collecting illegal weapons. They could save many lives by doing that. Quote Share this post Link to post Share on other sites