Sign in to follow this  
Libaax-Sankataabte

The week belongs to Sheikh Shariif: He is the favourite to win!

Recommended Posts

Liibaan   

Lasanod.com

 

Faroole oo Warqad Calaacal Ah u Qorey UNIPOS Iyo Mahiiga

 

Waxaa inoo suurta gashey in aan helo Nuqul warqad calaacalah uu Faroole u soo gudbiyey shalay xafiiska qaramadda midoobey u qaabilsan Somalia Unipos. Faroole ayaa aad ugu cabanaya warqadan ka dib markii uu ku hungoobey liiskii uu soo diyaarsadey in loogu daro ergadda ansixinta dastuurka, iyadoo laga tashadey faroole oo ay isimadii Puntland ay soo xusheen ergadii u mateli laheyd dastuurka.

 

Hoos ka akhriso warqadii uu faroole ku calaacaley.

 

farole1.jpg

farole2.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Galmudug

 

Caalin oo ku gacan sayrey doorashadii Qaybdiid

Madaxweynihii maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegey in isagu yahay madaxweynaha rasmiga ah isla markaana waxa uu ganafka ku dhuftey doorashadii maalintii shalay ka dhacdey Hotel ku yaala Koonfurta Gaalkacyo kaas oo Madaxweyne loogu doortey Gen.Cabdi Xassan Cawaale (Qaybdiid).

 

Caalin ayaa sheegey in qaabka loo maray ay tahay mid aan sharciga waafaqsaneyn sidaas darteedna aanu sinaba u aqbali karin.

 

Maamulka Galmudug waxaa bilihii u danbeeyey hareeyey khilaaf siyaasadeed, waxaana Madaxweyne ku xigeenkii Caalin uu ahaa ninkii la tartamey Gen.Qaybdiid isaga oo heley hal cod oo keliya.

 

Sidaan si lamid ah ayaa sanadkii 2009 doorashadii Galmudug waxaa hareeyey khilaaf ba’an iyada oo laba Madaxweyne kala sheeganayeen maamulkooda taas oo markii danbe lagu xaliyey magaalada Muqdisho loona tanaasuley Caalin.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

african-intelligence.jpg

 

 

Somaliland: The Duo (Amina Mohamed Jirdeh and Hersi Ali Haji Hassan) Shepherding Silanyo

 

While President Ahmed Mohamed Mahamoud known as Silanyo, who has now reached the ripe age of 76 and will soon go to London for a medical check-up, is finding it increasingly difficult to do his job, two people in his immediate entourage are gaining more and more influence over him.

 

One is his wife, Amina Mohamed Jirdeh and the other is his Minister to the Presidency, Hersi Ali Haji Hassan.

 

According to some of Silanyo’s old friends, the important decisions taken without consulting this informal duo have become few and far between. It even includes the choices President Silanyo makes appointing people to the government, or the heads of police and the armed forces.

 

The First Lady attends all the conferences and meetings that deal with social and political issues and regularly goes on tours of the provinces; meanwhile the Minister to the Presidency is in constant contact with all the members of the government. He is also a member of delegations going on foreign missions.

 

For example, he accompanied President Silanyo to two recent international meetings with the heads of Somaliland and the Transitional Federal Government (TFG) in Mogadishu. Finally, the heads of the security services and the provincial governors regularly report on their activities to the First Lady or the minister to the presidency.

 

Source: Indian Ocean Newsletter

 

Somaliland:Strained relations with UN and CIA

Somaliland Minister for Internal Affairs, Mohamed Nour Arale, known as Duur

 

The Indian Ocean Newsletter

Relations between the interior minister, Mohamed Nour Arale, and the UNDP are at rock bottom. The same goes for his relations with the CIA representatives in Hargeisa.

 

Two aspects of the Somaliland Minister for Internal Affairs, Mohamed Nour Arale, known as Duur, have contributed to a worsening of his relations with representatives of the United Nations Development Programme (UNDP) and the United States security bureau in Hargeisa: he has traditionalist Islamic beliefs and the fact that he speaks no western language. However, his conflict with the UNDP dates from early April, when he reproached the United Nations agency for not having kept its promises to the Somaliland police: they had neither supplied the promised uniforms nor built the new headquarters.

 

Furthermore, during the last few weeks the same minister has been at odds with representatives of the Central Intelligence Agency (CIA) operating in Hargeisa. His beef with them is that they constantly harp on about terrorism during their discussions with him. He has asked them to stop it, proclaiming “we have no terrorism in Somaliland”. Since then, he has been entirely at odds with his American interlocutors. This has been exacerbated by his demand for $20,000 a month in aid for his ministry. The Americans responded that such a demand was “illegal” and complained to President Ahmed Mohamed Mahamoud known as Silanyo, who summoned his minister to reprimand him. Silanyo is believed to have apologised to the UNDP and the United States for his interior minister`s unprofessional conduct.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Abwaan;854275 wrote:
Where and when did he say that N.O.R.F.?

Whoever he and the UN et al want as the next president will be the president. Chances are they want the Sharif to stay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Sheikh Shariif Sheikh Ahmed To Be Re-Elected President of Somalia in 2012

 

DSCN2120_1.jpg

Mogadishu, Somalia

 

 

 

Sheekh Shariif Wuxuu Taageero Weyn Ka Heystaa Xildhibaanada Reer KHaatumo ee La Filayo Inay Baarlamaanka Cusub ee Soo Galaan

 

RBC Radio Raxanreeb: Maxaa La Isku Qabtay???

 

 

Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow ka soo degay garoonka diyaaradaha Muqdisho madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo saaka si caro leh kaga soo baxay shir ay magaalada Nairobi ku lahaayeen kooxda saxiixayaasha qariirada roadmap-ka oo socday illaa xalay.

 

Madaxweyne Shariif ayaa goordhow markii uu ka soo degay garoonka magaalada Muqdisho waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay taageerayaashiisa oo caleemo qoyan iyo calamo lulayey kuwaasoo kaga hortagay qeybta VIP-da ee garoonka.

 

Wariyaha Raxanreeb oo garoonka ku sugan ayaa soo sheegaya in madaxweynaha uu la hadli doono warbaahinta ka hor intaan loo kexeynin xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya.

 

Maxaa la isku qabtay??

 

Kadib shirkii kooxda saxiixayaasha ay la yeesheen shalay xoghayaha arimaha dibadda Mareykanka Hillary Clinton ayaa kooxda saxiixayaasha oo ka kooban lixda nin ee kala ah Sheekh Shariif, C/weli Gaas, Shariif Xasan, C/raxmaan Faroole, Maxamed Axmed Caalin iyo C/qaadir Macalin Nuur waxay shir albaabada ay u sxuirteen ku lahaayeen hotel ku yaalla magaalada Nairobi.

 

Ilo wareedyo ku dhow shirka ayaa Raxanreeb u sheegay in shirka kooxdan ay lahaayeen lagu lafaguray arimaha doorashada iyo xulista baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, kuwaasoo lixda nin ay si weyn isugu qabteen.

 

Wararka lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in madaxweyne Shariif Axmed uu ka xanaaqay kadib markii madaxweynaha Puntland C/raxmaan Faroole uu soo jeediyey in xildhibaanada Beesha KHaatumo ee ka imaaneysa deegaanka Khaatumo State lagala tashado maamulka Garowe isla markaana aan la qori karin xildhibaanada ay keensadeen siyaasiyiinta reer Khaatumo taasoo Shariifku uu ka booday. Sheekh Shariif wuxuu taageero wanaagsan ka heystaa xildhibaanada reer Khaatumo ee la filayo inay baarlamaanka cusub galaan, waxaana xusid mudan in ergooyinkii ansixinta dastuurka iyo odayaal dhaqameedkii ku shiray Muqdisho ee qeybta Khaatumo aysan horey u soo marin Faroole.

 

Arintaasi waxaa ku xigay dalab kale oo ka soo yeeray Shariif Xasan oo ahaa in doorashada madaxweynaha la soo hormariyo kadibna tan afhayeenka baarlamaanka, arintaasoo Madaxweyne Shariif uu u arkay mid isaga loogu dan leeyahay uuna si weyn u diiday. Shariif Xasan ayaa dalabkaasi u keenay si uu u ciyaaro ciyaarta LABADA FARAS oo haddii uu tan madaxweynaha wax ka waayo si uu tan baarlamaanka uga qeybgalo!!!.

 

Sida ay ogaatay Raxanreeb saaka Waaberigii ayaa ka hor intuusan madaxweyne Shariif ka soo bixin shirka, wakiilka Qaramada Midoobay Augustine Mahiga iyo xubno ka socday IGAD waxay isku dayeen inay Sheekh Shariif ku qanciyaan inuusan shirka ka bixin hase yeeshee isku daygaasi wuu fashilmay ,waxaana saacado kadib Sheekh Shariif uu u soo duulay Muqdisho oo lagu soo dhoweeyay.

 

Madasha shirka ee Nairobi waxaa haatan isugu haray shanta kale ee saxiixayaasha oo uu wehlinayo Mahiga inkastoo wararka ay sheegayaan in Mahiga uu Muqdisho ku soo fool leeyahay si uu markale ula kulmo Sheekh Shariif.

 

Waa khilaafkii ugu adkaa ee soo kala dhexgala lixda saxiixayaasha siyaasadda Soomaalida waqtigan horbooda waxayna arintan timid xilli kaliya 15 casho ay ka harsan tahay doorashadii madaxweynaha iyo tii baarlamaanka.

 

 

 

La soco Faahfaahin kale

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this