MoonLight1 Posted August 1, 2012 Abwaan;853875 wrote: It will be interesting to see who is invited to Nairobi si uu saxiixayaasha asbuucaan kulmaya uga qayb galo. If Caalin attends, it looks like in Cabdi Qaybdiid uu bacaad qoorsagaaro ku hayo, but if Caalin is not allowed to attend then that means Caalin daadka ayaa qaaday. your right, i think the other road map signatures have strong influence of convincing Mahiga who is the legitimate president, if Farole, A.wali, and shariifka support caalin then as you said Qaybdiid will be the one who is "bacaad qoorsagaaro ku hayo,";) Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 1, 2012 Lool...Caalin warkiisa makes sense markii Dahabshiil eeddeeda laga saaro, C/Qaybdiidna wuxuu run ka sheegay in Caalin diyaarad ka degi waayey. Isku soo duuboo, it is not the first time meeshaan laba madaxweyne ka dhalatay, they managed to solve it before and I think this will be solved again. The only thing is tafaaruq waxba ma tarayo wakhti la rabo in Soomaali isku timaaddo...Musharrax kale ayaa jirey oo Col. Cali Baashi la dhaho oo markii uu arkay isqabqabsiga gebi ahaanba ka noqday inuu tartamo. Aan ku soo gunaanado waxaan ka hadlaynaa waa dowlad beeleed, haddii dowladda Soomaaliya la xoojiyo buuqaan oo kale lama arkayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
burahadeer Posted August 1, 2012 "qaybdiid", like the name...heading for ultimate price? Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 1, 2012 Qeybdiidmoryään aan naxeynin, i remember ICU dagaalka bandiiradley meydadka maxkamdaha ayuu dhigay suuqa gaalkacyo asoow yiri cidii kama qaadi karto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 1, 2012 loool...Oba idaacadda Cowl miyaa warkaas ka maqashay? No doubt Caydiid inuu dagaal-ooge yahay, laakiin xoogaa buunbuuniska naga daa...As much as I don't want to support someone like him, but then beentana waa laga fiican yahay iyo sheekooyinka jikooyinka. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 1, 2012 idaacada cowl kuye wiil sxbkey oo kasoo jeedo deeganadaas oo aabihiis ku shahiiday baa ii sheegay ar ninkaan xow karkaraa markii cidihiisa wax laga sheego is deji anba waa cidaheygii see weeye Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 1, 2012 Waa billaabatay, waryaa ninka Cidaha la karkara waa la yaqaan...I am against Qaybdiid, When you only Support Shariif and Baadiyoow markaas baad dad wax ka sheegeysaa....Bahasha aad sidii Kaabooyga nooga dhigtay baan kugu qabtay. Nin xanaaqsan oo aabihiis la diley wixii loo soo sheego oo isna kuu sheegay baad meesha la taagan tahay oo aad rabtaa inaad igula dooddo when you don't even know Bandiiradleey meel ay kaa jirto. orod Caddo Uul ka sheekee... Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 1, 2012 Shariif iyo Baadiyoow waa niman la yaqaan oo soomaali oo dhan garab ka heysto been alla caaye, maxaan uu taageeri waaye geedi,yalaxoow,bashiir raage iwm? Iimaamka masaajidkey inuu been ii sheegaayo ilamaha,Baandiiradleey waan garanayaa waliba konfurta Gaalkacyo ay ku taal 50 kms ay uu jirtaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 2, 2012 oba hiloowlow;853896 wrote: Shariif iyo Baadiyoow waa niman la yaqaan oo soomaali oo dhan garab ka heysto been alla caaye, maxaan uu taageeri waaye geedi,yalaxoow,bashiir raage iwm? Because Baadiyoow Cowl buu ka soo jeedaa. Shariifkana meel aad uga harto ma garaneysid. Inta Soomaali is sharraxayso why labadooda keliya? Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 2, 2012 Abwaan;853901 wrote: Because Baadiyoow Cowl buu ka soo jeedaa. Shariifkana meel aad uga harto ma garaneysid. Inta Soomaali is sharraxayso why labadooda keliya? lol Abwaanow, Oba supports only the USA candidates;) if you know what i mean. Quote Share this post Link to post Share on other sites
General Duke Posted August 2, 2012 Moonlight unlike some, I know who ina Qaybdeed is very well. He is a tough enemy but a solid ally also. His election is welomenin taming the many militias in his region. However I believe this is a great development. Again Abti Qaybdeed, I wish you all the best and the people of Galmudug.. Insha Allah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 2, 2012 MoonLight1;853904 wrote: lol Abwaanow, Oba supports only the USA candidates;) if you know what i mean. loooooooooooooool....I know it very well waadna iga qoslisay runtii. Bal yaa eey eey dhalay ah waa yaabe? War haddii cido la taageerayo nimaan cid lahayn ma leh iyo ina adeer, ee waxaan ka doorbiday inaan Soomaalinnimo wax u taageero waxna u diido, that is why kuwo badan oo beesha ka socda aanan u taageereyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 2, 2012 General Duke;853905 wrote: Moonlight unlike some, I know who ina Qaybdeed is very well. He is a tough enemy but a solid ally also. His election is welomenin taming the many militias in his region. However I believe this is a great development. Again Abti Qaybdeed, I wish you all the best and the people of Galmudug.. Insha Allah. Duke, Hadalkaas waxaan sugayaa inay wax kale ka danbeyn doonaan, Qaybdiid is a solder, and solders know only the gun barrel. Lets see when he settles what he will do, and how he deals with neighboring admins. but I am not optimistic. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 2, 2012 MoonLight1, anaa u sii sheegaya haddii Qaybdiid meeshan sii xukumo his first target will be Gegida diyaaradaha ee Gaalkacyo, abtiyaal maxay nooga qaban waayeen ninkaan waad maqli. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted August 2, 2012 Abwaan dadka sida adigo kale nabad-diid maha ilaa iyo hadda cid og maleh qofkaad aad taageersan tahay ruux walooba waad kaso horjeeda mugdiga kaso bax, Shariif iyo Baadiyow waa niman soomaalida oo dhan uu simantahay oo aan aqoon qabiil,,, waxaa tahay waa la yaqaan adiga qabyaalistaha ugu weyn meesha closet qabyaaliste baa tahay, Quote Share this post Link to post Share on other sites