Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Kudos to shacabka Puntland!

Recommended Posts

Beesha ******* Xubnahooda ku sugan gudaha iyo dibada Beesha Caalamka,ayaa Qaramada-Midoocay nu gudbiyay Dacwad ka dhan ah Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole iyo Wiilasha uu dhalay oo lagu eedeeyay in ay Awood xoogan ku leeyihiin Siyaasada Puntland,iskana indho-tireen inay dhageystaan Shacabka-Puntland iyo Isamadii Daaroood ee Madaxweyne-Faroole gaarsiiyay xilka uu maanta ku faanayo ee Madaxweynaha Puntland,

 

 

Odayaasha dhaqanka Beesha ******* ugu qayb galaysa shirka ka socdo Muqdisho ayaa warqado dacwo ah u gudbiyay Xafiiska Ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNPOS) iyo wakiilada Beesha Caalamka ee Arrimaha Soomaaliya, warqadahaas oo ay uga dacwoonayaa faragalinta iyo caga jugleynta uu ku hayo Faroole iyo Wiilashiisa.

 

 

Duubab dhaqameedyada ayaa warqadooda ku sheegey inay Faroole ugu maari la yihiin, soo xulida Xildhibaano Tayo u leh Mustaqbalka Soomaaliya, balse ay dhankooda ka go'an tahay keenida xildhibaano tayo leh oo matali kara beelaha ay kasoo jeedaan, isla markaana guud ahaan dalka ugu shaqeyn kara wadani-nmo.

 

 

Wax garadka Beesha ee ku Nool qaarada Yurub ayaa Beesha caalamka ugu baaqeen inay baaris ku sameyso Warbixintii dhawaan ay soo saareen Kooxda la socodka dhaq dhaqaaqa Soomaaliya ee lunsashada hantida iyo Musuqa lagu sameeyay dhaqaalaha Beesha Caalamka ugu tala gashay dalka Soomaaliya.

 

 

Dhanka kale Odiyaasha ayaa kashifay in shirarkii ka dhacay Garoowe ee 1 & 2, Faroole Bananka uu soo dhigay Odiyaal dhaqameed sax ah, isla markaana shirkaasi geliyay Odiyaal gacan ku rimis uu ku keenay kuwaasi oo uu ugu gol lahaa in ay ku shaqeeyaan danahiisa uu ka leeyahay siyaasada Soomaaliya.

 

 

"Waxa uu damacsanaa in uu Odiyaal gacan ku rimis keeno, si ay usoo xulaaa dad aan matali karin umadda Soomaaliyeed, balse Garoowe markii la joogay ayuu Arrinkaasi ku fashilmay waxaana xilligaa soo dhex galay buuqii taaganaa Ra'iisul Wasaare C/weli Gaas" Ayuu yiri mid ka mid ah Duubabka oo codsaday in aan Magaciisa la xigan.

 

 

Faroole iyo Wiilashiisa ayee ku eedeeyeen in Muddooyinkii ugu danbeeyay ay shirqoolo u maleegayeen, Suxufiyiinta, Siyaasiyiinta Odiyaasha iyo Wax garadka, kasoo horjeeda dhaqanka ay Familkaasi ku hayaan deegaanada Puntland, iyadoona dhinaca kale ku eedeeyay in familkaasi ay isku koobeen ilihii dhaqaalaha Puntland.

 

Shacabkamedia:Beyra:Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Oh, I thought you were going to congratulate Puntland on its horumar and anniversary so instead, let me give you a Dr_Osman,

 

Puntland Maritime Police Force

IMG_3423.JPG

IMG_3425.JPG

198.jpg

 

New Puntland Force

IMG_3438.JPG

186.jpg

 

Puntland Custodian Force

195.jpg

 

Puntland Dervish Force

IMG_3433.JPG

IMG_3445.JPG

IMG_3450.JPG

IMG_3464.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Puntland Police Force

 

184.jpg

 

Puntland Special Protection Unit

217.jpg

 

Puntland Intelligence Agency

 

Ida-Augost.jpg

_____________________________________________

 

So ina adeer, why you hating, why you hating on me? Does your village have this, I think you posting fictitious article have to do with your jealousy, you want to cramp my style on my anniversary, IN RAMADAN! Waa cajiib.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Alright alright you've stated that before, I just needed a chance to parade these pictures, you gave me that opportunity. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this