Dr_Osman Posted August 1, 2012 Hello boys. My Name Sharif And I Wish I Was A Puntlander. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted August 1, 2012 Sanadguurada 14aad ee asaaskii Puntland (Sawirro) 1 Aug 1, 2012 - 2:44:32 AM Magaala madaxda Puntland ee Garowe ayaa maanta 1 August ,2012 waxa siweyn looga dhigey dabaaldega munaasabada 14 sanno guurada ka soo wareegtey asaaskii Puntland. Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ,kuxigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire ,gudoomiyaha barlamanka Cabdirashiid Maxamed Xirsi ,taliyaha ciidamada difaaca Puntland Gen.Siciid Maxamed Xirsi ,wasiirada xukuumadda ,mudanayaasha barlamanka ,marti sharaf lagu casumey iyo kumanaan kun oo dadweyne ayaa si wadajir ah uga qaybgalay xuskan. Fagaaraha Barxada Garowe ayaa socod waxa ku marey fardooley ,dhalinyaro ,haween ,ardeyda iskuulada ,kuwa jaamacadaha ,shaqaalaha dowaldda ,barakacayaasha ,ciidamada kala duwan ee Puntland oo dhamaan salaam siiyey madaxweynaha iyo xubnihii wehelinayey. Qiiro wadanimo ,dareen farxadeed iyo damaashaad ayaa hareeyey goobta xafladu ka dhaceysey waxana dabaaldega daadihinayey kooxda Baambeyba ee ka tirsan booliska Puntland. Kadib markii socodku dhamaadey ayaa Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole waxa uu la hadlay dadweynihi madasha isugu yimid waxana uu ugu habalyey munaasabada sanadguurada 14aad ee Puntland. Dadaal dheer ayuu tilmaamey madaxweynuhu in loo galay sidi Puntland loo dhisi lahaa iyo horumarka ay ku talaabsatey maanta kadib sanadihii ay jirtey,waxana uu sidoo kale raaciyey in maanta oo kale guul u tahay guud ahaan shacabka Soomaliyeed. Waxa lagu wadaa in weli ka sii socdaan Garowe dabaaldega xuska sanadguruada 14aad ee Puntland iyadoona galabta lagu wado garoonka kubadda cagta Mire Awaare inay ku hardamaan labo kooxood koobka loo dhigey munaasabada. Halkan ka daawo sawirrada munaasabadii ka dhacdey Garowe maanta Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted August 1, 2012 For The Nation [imghttp://www.garoweonline.com/artman2/uploads/4/IMG_3217.JPG[/img] Puntland is multi-cultural Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted August 1, 2012 Let the drum roll begin. Here come some effing puntlanders Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted August 1, 2012 Reer Puntland baan ahay. Wa Dawlada Puntland EE Somaliyeed. Ileen somali dhan ba lehe Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted August 1, 2012 ^ lol too many black people for my liking~ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted August 1, 2012 uchi bosaso is paved Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted August 1, 2012 i've had enough of SOL. I am going for a march Hey boy this is garowe puntland Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 1, 2012 Finally something is being done about Gaalkacyo's security problem, also, I don't believe parading soldiers is good, just a peace march is better. Happy anniversary. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted August 2, 2012 Dr_Osman;853986 wrote: @listen at 1.59min. Even the barakacayaasha (IDP's) contributed their share in the marching. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted August 3, 2012 Yes, we are multi layered. Quote Share this post Link to post Share on other sites