Jacaylbaro Posted August 1, 2012 The new Draft Constitution has been "Temporarily" approved. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 1, 2012 645 voted, 621 yes, 13 no, and 11 abandon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted August 1, 2012 Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow lagu dhawaaqay natiijada codeyntii dastuurka qabyada ahaa ee saaka ka dhacday xarunta shirka ansixinta dastuurka ee ka socotay magaalada Muqdisho. Guddiga tirinta codadka ayaa shaaca ka qaaday natiijada iyadoo ay garab taagan yihiin wasiirka dastuurka iyo ku xigeenkiisa. Natiijada waxay u dhacday sidan: Guud ahaan madasha shirka waxaa saaka timid: 645 ergay oo kaliya. Ergada ‘HAA’ ku codeysay: 621 ergay ( oo u dhiganta 96% guuda haan ergada) Ergada ‘MAYA’ ku codeysay: 13 ergay (oo u dhiganta 2% guud ahaan ergada) Ergada ‘KA AAMUSTAY’: 11 kaliya (oo u dhiganta 2% guud ahaan ergada) Prof Xuseen Warsame oo ka mid ah guddiga tirinta codadka ayaa ku dhawaaqay in dastuurkii qabyada ee Soomaaliya si ku meelgaar ah loo ansixyet,taasoo micneheedu yahay in dastuurka lagu sii dhaqmi doono illaa inta ay wax ka bedelayaan baarlamaanka cusub kadibna afti dadweyne Soomaali oo dhan ka kooban ay u codeyn doonaan markale. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted August 1, 2012 historic day. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted August 1, 2012 Yes, it is. Wax walba oo mugdi ku jira insha Allaah waxaa sixi doona xildhibaannada soo socda oo la filayo inay noqdaan dad u qalma shaqadan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted August 1, 2012 These gathers are lucky if they didn't get blown out from the conference. Tgf should put more time and money on thier thugs. How can you approve new constitution when you don't even control more than 10 percent of the country ? They got together to steal more money from the poor, this constitution is like the previous. No one follows it and no one cares . Quote Share this post Link to post Share on other sites