oba hiloowlow Posted July 30, 2012 Kabalyeeri: Maxaa dalbanee RWG: Saxan Canbuulo ah ii keen Kabalyeeri: Screams SAXAN CANBUULO, SAXAN CANBUULO AH RWG: Waar Kajoog Waar Kajoog Diinta Aabahaa garee (si xanaaq ah) Kabalyaree: maxaa dhacay sxb? RWG: Waryee war ma naadi beynu ku nidhi Kabalyeeri: Maxaa ka micno ah, dalabka waa inaan maqashiiyaa kan cunntada kariya si uu udiyaariyo RWG: Waar dooni mayo, umaddii ooo idil baa isoo wada eegtay sidii in an canbuulo cun badanahay RWG: leaves the restraunt asoo xanaqsan :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 30, 2012 Good one Opa:D Did you know that Reer Waqooqi Waiters use to call Cambuulo a Waddani. I don't know why they don't like the name Cambuulo (Digir) But back in the days when ever you go to a restaurant and you order a plate of Cambuulo, if the Waiter is Reer Waqooyi chances are he will scream: "Aar xabad Waddani ah, xabad Waddani ah ka soo tuur Inaar" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 30, 2012 loool...Oba, Cambuulada cayaarta hallaga daayo, ree Waqooyina ma ahayn ninkay sheekadani ku dhacday:D it was saaxiibkeen Somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 31, 2012 Lix maqaayad waa soo mooday. Waala murmaa lee. Hilib lee kaa hor imaanaayo, hilib lee ku dharbaaxaayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
raula Posted July 31, 2012 ^^^ & Oba ..back when i was young I used to say ...dabakafuul..as in the conductor of caasiyaasha..or the equivalent of it in matatu's (Kenya)..until i realized that perhaps i ought not to say that anymore..as it might be interpreted differently thank God.. Quote Share this post Link to post Share on other sites