Dr_Osman Posted July 26, 2012 Hay’adda Wadooyinka Puntland ee PHA oo soo bandhigtay waxqabadkeeda Updated:- 19 hours ago| 0 Commnets Ku simaha Agaasiamah hay’adda wadooyinka puntland C/nuur Maxamed Jaamca (Gaada Yare ) ayaa Qoraal kasoo baxay xafiiskisa maanta loo qayabiya saxaafada Qoraalkaas ayaa ahaa mid lagu shaaciya Asaaska Hay’adda Wadooyinka Puntland PHA oo haray loo aran Jiray NESHA iyo waliba waxaa ay qabatay Mudadii aya jiratay iyadoo qoraalkaasi loogu faafaahiyay lixdii Bilood ee ugu danbaysaya waxaa ay qabatay hay’adda PHA, Waxaan uu ahaa qoraalkaasi mid u Qorana Sidan Hay’adda NESHA Waxaa la asaasay 1997 mashruucii u horeeyay oo ka koobnaa 36goobood waxay fulisay 1998-1999 (Emergency Repair Work From Bosaso-Galkacyo section). Waxaa maal geliyay EU , US AID iyo PHA/NESHA. Waqtigaa ka dib hay’adda waxay maalgelisay mashaariic kala duwan sida dayactirka deg dega ah (Emergency Road Repair Works) Iyo dayactirka joogtada ah (Routine Maintenance) sidoo kale hay’adda waxay hawlo dayactir ka fulisay jid cadayaasha (improving of Feeder Roads). Waxqabadka Hay’adda. Hay’addu waxay wax ka qabatay January-June 2012 Goobahan: 1. Hay’addu waxay maalgelisay dayactirka mashruuca jidka Kalabayr-Birta Dheer (12km) oo ah godad buuxin (Pothole Repair Works) 2. Hay’addu waxay maalgelisay mashruuca jidka Kalabayr-Jalam (surface Dressing). 3. Hay’addu waxay fulisay mashruuca dhisidda garabka laamiga ee Shire Dhogor Libaax (Embankment). 4. Hay’addu waxay mashruuc ka fulisay Tuulada Libow 5. Hay’addu waxay maalgelisay mashruuca dhisida garabka laamiga ee ka bur buray laamiga Yaka 6. Hay’addu waxay dayactir ku samaysay godadkii ku yaalay meer meerka kuwasoo ahaa kuwo inta badan shilal keena. Baahida Daamurka Hay’adda Jidadka PL waxay u baahantahay 3000 (Sadex kun) oo fuusto Daamur ah si ay u dayactirto bur burka ba’aan ee ka jira jidka ee Dheer ee Garowe-Galkacyo, Daamurkaas waxaa lagu qiyaasay inuu ku imaanayo 3000fusto X $200 = USD $ 600,000 hay’aduna ma awoodo dhaqaale yarida jirta awgeed inay keento Daamurkaas cadadkiisu kor ku xusan yahay. Sahamo (Assessments) Hay’addu, January-June waxay sahan ku samaysay Eyl, Haafuun Jariban, Gara’d iyo Alula sahamadaas oo ahaa Cabirka kala saraynnta dhulka, Xog uruurin, Baahida jidka uu baahan yahay iyo Qiimaynta Jidka waxayna iska kaa shadeen sahamadaas hay’adda Maraykanka ah Ee DAI. Hay’addu waxay daraasad ku samaysay jidka Dheer Ee Laamiga ah si ay u ogaato Bur burka jidka inta uu gaar siisan yahay iyo cabirka jidka waxaana layiraahdaa Sahankaas (Road inventory Network). Gebo Gebo Hay’adda jidadka Puntland waxay markasta ku hawlan tahay dayactirka wadooyinka iyadoo ku tashanaysa dakhliga loo qoondeeyay ( Levy revenue), hay’addu inkastoo awoodeeda dhaqaale uu yar yarahay hadana kama marna inay ka hortagto khataraha kusoo wajaha wadooyinka. Sikasatab ahaatee Hay’adda Wadooyinka Puntland ee PHA ayaa mudooyinkan danbe wada dadaalo ay ku donaysao in ay dhamaan ku dayactirto wadooyinka Puntland Horseedmedia Garoowe Dr-Osman and Puntlanders would like to say to non puntlanders This Puntland Somalia. We have road-signs, stop signs, bus stop signs, turn signals, stop signs, bus shelters, bus stop signs and an active driver license scheme. We rehabilitate our roads here as apart of providing basic government services to our citizens. We are creating new roads in remote towns to connect it to Highway Puntland and also paving up major city road networks. Quote Share this post Link to post Share on other sites