Abwaan Posted July 26, 2012 Even if Farole is Allowed to bring half of the 825 this whole conference is nothing more than "Gacmaha taaga, ma isku raacdeen" No constitution will be discussed/changed. I think what is more interesting is picking up the parliamentarians, which I think is happening already and nobody is talking about publicly. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 26, 2012 Waxa goordhow Muqdisho soo gaaray ilaa 102-ergo oo ka mid ah kuwa ansixinaya dastuurka cusub ee Soomaaliya yeelan doonto mustaqbalka dhow Waxa maanta Garoowe ka dhoofay ilaa 45-ergo oo ka socda Puntland, inta kalena diyaarada ayaa u soo laaaban doono, waxa guud ahaan ergada halkan ka baxeysa ay gaarayaan ilaa 102-xubnood Labadan keebaan qaadanaa they are both from the same report... Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 26, 2012 Fiqikhayre;853000 wrote: Wararka kale ayaa sheegaya in ergo uu watay Garaad Jaamac Garaad Ali in laga celiyey gelitaankii goobta shirka, loona diiday in ay shirka ka qayb galaan inkastoo wararkale noo xaqiijieen in uu jirto heshiis loogu ogolaaday ilaa iyo 12 xubnood oo kamid noqondoona ansaxiyayaasha dastuurka, halka ergadda reer SSC iyana loo qoondeeyey 12 ergay oo ka mid noqondoona ansixiyayaaha. ;) Source kale ma weyday.. Waxaa Fadhiisatey Shirka Ergada Reer Khaatumo 24 Xubnood Oo Ay Soo Xuleen Isimada Golaha Dhaqanka Khaatumo Ansixiyeena Madaxda Maamulka Khaatumo, Afhayeenka Ergada 24 Xubnooda Ee Khaatumo Oo Wareysi Siiyey Idaacada Codka Shacabka Radiossc (Dhagayso) Afhayeenka ergda 24 xubnood ee kasoo jeeda maamul goboleedka Khaatumo State, Oo wareysi siiyey idaacada codka shacabka Radiossc, Isla markaana ka warbixyey sidii uu u dhacay shirka ansixinta dastuurka qabyo qoraalka Somalia. WARAYSI _ AUDIO Quote Share this post Link to post Share on other sites