Abwaan Posted July 24, 2012 http://radiomuqdisho.net/daawo-sawirrada-suuqyada-muqdisho-iyo-saameynta-ramadaanka/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 24, 2012 Ma'ansha Allah barwaaqo baan arkaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 24, 2012 I missed Qare iyo canbe fresh ah.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 24, 2012 Intaas oo sano ayaa dagaal ka socday haddana noloshooda ayey caadi ugu guda jiraan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 24, 2012 Yaa yidhi wadankeenu waa fakhri? bal intaas oo nimco ah oo suuqa taala fiiri. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted July 24, 2012 Maashallah barwaaqo badanaa, ninkii qudaartaas iyo fishka iyo hilip ari isku helaa waa jano jano kusug . Ilaahay ha u ziyaadiyo inshallah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 24, 2012 Showqi, Soomaali waxay fakhri ka tahay waa hoggaan wanaagsan iyo caddaalad inta kale hodan baan nahay, Alxamdulillaah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 24, 2012 Abwaan, Qowdhan qori iyo qabiil wata ayaa wadankeenii qaribay, inaguna markasaynu ju iska odhan weynay.... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 24, 2012 lol@Showqi...haddii maamul wanaagsan jiri lahaa waxba nagama hallaabeen, haddana haddii maamul fiican la helo Qawdhan, qabiil iyo qori dambe la arki maayo Insha Allaah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 24, 2012 Macallinka;852818 wrote: Maashallah barwaaqo badanaa, ninkii qudaartaas iyo fishka iyo hilip ari isku helaa waa jano jano kusug . Ilaahay ha u ziyaadiyo inshallah Iyo mid yar oo raaliyo ahna ku dar. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 24, 2012 Abwaan;852827 wrote: lol@Showqi...haddii maamul wanaagsan jiri lahaa waxba nagama hallaabeen, haddana haddii maamul fiican la helo Qawdhan, qabiil iyo qori dambe la arki maayo Insha Allaah. Dee Qowdhan waxba ha ka sheegin! yaanaan Calasow iyo fatuud la imane Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 24, 2012 ^^^ Awoowe, walee qaraabo aynu nahay.. Raaliyo laa'aateen all that nimco dhadhan malaha dheh.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 24, 2012 Taleexi;852830 wrote: Dee Qowdhan waxba ha ka sheegin! yaanaan Calasow iyo fatuud la imane loooooooooooool..............Qawdhan waa halqabsi un ee Calasoow iyo Futuudba kama eed la'a dhibka Soomaaliya ka dhacay. Quote Share this post Link to post Share on other sites