Taleexi Posted July 24, 2012 Maanta caloosha baa i xanuuntay markaan maqlay Shabeel I biyo baa laga helay balse waxaan ku farxay in sigaarka dib loogu cabbi karo carro PL maadaama xaraaradi na dishay muddo afar bilood ah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 24, 2012 loool....oo hadda dadka xitaa aan sigaarka cabin khatar bay ugu jiraan inay billaabaan soo maahan? Anigu Illaa aan arko Cartoon uu soo saaray Amin Amir ma rumaysanaayo in sigaarka lagu cabi karo, weli. Maaddeey, you want to start your first sekereed in Garowe? I know adigaa maalin dhoweyd u baxbaxsanaayey inaad sigaar baroobayso... Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 24, 2012 .. Taleex.. Does that mean after all Daroor Valley's gas is a big time buffoooooooooon.. I wish there would find some to easy somalia's life support ecconomy.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 24, 2012 War Maaddaay waa AS oo wuu ka soo horjeedaa wax kasta oo naftaada u daranba! - Anigu dukaan Sheesha baan rabaa inaan furto. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 24, 2012 Taleexi, Baadroolkii ma sigaar baad ka dooratay! inalilaah. Annaguna in aannu si dhakhso ah taajiriin u noqono ayaanu dooneynay, adiguna dhakhtarka ayaad dooneysaa in naloola cararo. Please no cigarettes in Puntland or anywhere in Somalia. Qaadka iyo Sigaarkaba waa in Soomaaliya laga mamnuucaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 24, 2012 Waa markii laysku shuf beeli lahaa Showqiyow! Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 24, 2012 lol You spoke too soon. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted July 24, 2012 loool War Taleexoow bal u kaadi sigaarka meesha hanagu haligine , amaa biyaha hoostooda laga helaa bahasha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 24, 2012 Macallinka;852857 wrote: loool War Taleexoow bal u kaadi sigaarka meesha hanagu haligine , amaa biyaha hoostooda laga helaa bahasha. loool...xiin ma waxaad leedahay, tubaakada iyo magaadka hallagu ekaado oo weli yaan dab la shidin? Hadde xaraarad baa sigaaryo-cab oo dhan laysay ee ogoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Samafal Posted July 24, 2012 ciyaari waa galin dambe qosolka badan iska yareeya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 25, 2012 ..... Marka horeba dadku biyay u baahnaayeen. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Garaad Bari Posted July 25, 2012 Breaking news,,,,, waararkii ugu danbeeyey waxay sheegayaan in biyaha Petrol ka uraayo oo dadkii yididiilo fiicani gashay,,,,,, wali haloo kaadsho sigaarka!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 25, 2012 Hadda mid baan baqtiiyey. Bal warka dhegta noogu hay. Quote Share this post Link to post Share on other sites