Saalax Posted July 24, 2012 Sheekh Maxamed Cali Geedi Oo Safar Somaliland Dani Ugu Jirto Ku Yimi Magaaladda Qahira Ee Dalka Masar. (Hadhwanaagnews) Tuesday, July 24, 2012 Qahira-(HWN)-Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ahaan jiray Guddoomiyihii Urrur siyaasadeedkii Badbaado Qahira-(HWN)-Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ahaan jiray Guddoomiyihii Urrur siyaasadeedkii Badbaado ee ku hadhay doorashadii hordhaca ahayd ee Urrur Siyaasadeedyadda ayaa soo gaadhay Magaaladda Qahira ee Xarunta dalkan Masar. Sheekh Maxamed Cali Geedi,oo kamida Culumadda Waaweyn ee Somaliland . Sheekha oo shabakadda Hadhwanaagnews.com wax,kawaydiisay safarkiisa ayaa sheegay inuu Masar uyimi Arrimo dhawra oo ay ugu horeeyaan. 1:in jaamacadda caanka ah ee Azhar al-shariif aqoonsato shahaadooyinka Ardayda kasoo baxda Iskuuladda hoosyimaadda daladda uu madaxda kayahay ee lagu magacaabo Hayatul Qarnul Ifriiqi al-islaami ,oo ay hoosyimaadaan in kabadan 22-iskuul oo iskugu jira Hoose dhexe iyo sare ayna dhigtaan Arday gaadhaysa 22000-kun baro Qalabka casrigaa ee lagaga shaqeeyo Cusbitaaladda kuwaas oo ay Jamhuuridda Somaliland baahi weyn uqabto taasna aynaga aqbaleen Urrurka dhakhaatiirta Masar. Sikastaba haahaatee Sheekh Maxamed Cali Geedi,ayaa waxa lagu tilmaamaa nin wadaniya oo haayadda uu madaxda kayahay ay Guddaha Somaliland wax,badan ka qabatay sida iyadoo dhistay Masaajido Ceelal Biyoodyo iyo oo Arday. 2:Iyo in Urrurka dhakhaatiirta Masar Utabaraan Aradayda barata caafimaadka ee kabaxa jaamacadda Masar,siloo iyadoo Xilligii abaaruhu dhaceen Gar-gaar lagaadhay dadkii ku wax,yeeloobay Abaaraha Cabdi Yaasiin Ahmed Hadhwanaagnews Qahira/Masar Email:Cabdiyasiin@hotmail.com Submitted By: Hassan Kuriya Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted July 24, 2012 http://www.hadhwanaagnews.com/ Quote Share this post Link to post Share on other sites