Dr_Osman Posted July 21, 2012 Dr Faroolle: “Hadde hadii la kala tago ogaada dadka ugu liita ma nihin”[Dhagayso] July 19, 2012 // Warar Somaali Madaxwayanha dowladda Puntland Dr Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroolle oo maanta ka hadlayay furitaanka shirka haweenka Soomaaliyeed ee ka furmay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu sheegay inuu ka mid yahay dadkii dhibaatadu ay soo gaartay wixii ka dambeeyay burburkii dowladii dhexe ee dalka. Waxaa uu sheegay madaxwaynuhu isaga iyo carruurtiisu inay ka barakaceen hantidoodii markii ay dhacday xukuumadii dalka ka talinaysay. “Anigu waxaan ka mid ahaa bariisimaadkii intii xumuhu jirayn wax badan baa isoo gaaray, laakiin cidna u mahaysto,dadkii soo qaxay baan ka mid ahaa oo wixii hanti uu lahaa baaba’een, ciyaalkiisii wax gaareen laakiin cidna maanta u mahaysto ee waxaa dadka ugu yeeri lahaa wanaagga iyo nabad.”ayuu sheegay Dr Faroolle oo hadlakiisa ku furfurtay dadka Soomaaliyeed marka xaqiiqda laga hadlo inay dadku ku ceebeeyaan ,balse uu isagu gudanayo waajibaadkiisa wax kasta oo xumaanta ahna dadka ka reebi doono. “Ciddii nagu nibcaysata oo dowlad Soomaaliyeed oo Faderaal ah oo faderaal ku dhisan oo anagu u ololaynaa hadde ogaada hadii laka tagano manihi dadka ugu liita, waad ogtihiin khayraad baan haysnaaa, dad badan oo wax yaqaan baanu haysanaa, dal balaaran baanu haysanaa, waxaaba dhici karta inaanu wax tarno”ayuu yiri Dr Faroolle oo intaasi raaciyay Soomaalidu inay isku baahantahay loona baahanyahay gacmo wada jir inay wax ku qabtaan. Dhagayso Codka madaxwaynaha. http://puntlandnews24.com/dr-faroolle-hadde-hadii-la-kala-togo-ogaada-dadka-ugu-liita-ma-nihin/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 21, 2012 Umada Somaliyeed oo dhan ayaa liidataa. kuligeen waan la wada liidana. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Wadani Posted July 21, 2012 Dadkan iyo faan maxaa kala haysta wa yaabe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 21, 2012 “Anigu waxaan ka mid ahaa bariisimaadkii intii xumuhu jirayn wax badan baa isoo gaaray, laakiin cidna u mahaysto, dadkii soo qaxay baan ka mid ahaa oo wixii hanti uu lahaa baaba’een , ciyaalkiisii wax gaareen laakiin cidna maanta u mahaysto ee waxaa dadka ugu yeeri lahaa wanaagga iyo nabad. Calacaal badanaa odayga kumanaan kun ayaa laso deristay odaygaas wuxuu la kulmay iyo inkabadan and they moved on..Laakin odaygan nabar bugto uu qabyaa.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
peasant Posted July 21, 2012 Wadani;852309 wrote: Dadkan iyo faan maxaa kala haysta wa yaabe. Aayaha aanu ka wada tashano hana la ixtiraamo qola walbaa ra'yigeeda ma faanba? Puntland moqifkeedu waa cad yahay oo hadii federalism la diido anagu waanu isku tashan cidii ilaa iyo qiyaamaha is xagxagnaysaa iyada un bay u taal! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 22, 2012 What happened to Puntland being the mother of Somali unity, unbecoming of a leader of a state like Puntland to speak like this Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted July 22, 2012 Quus buu taagan yahay ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 22, 2012 Heh! Soomaalidiid is and will always be soomaalidiid. Quote Share this post Link to post Share on other sites