walaalkis Posted July 20, 2012 Garowe (RBC Radio) Fanaanada Saacado Cali Warsame oo ka mid ah fanaaniinta Soomaaliyeed ayaa goor dhow waxay ku dhaawacantay shil gaari oo dhacay magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Dhaawaca Fanaanadaan ayaa waxay ka danbaysay ka dib markii sida la Sheegay gaari ka soo qaaday magaalada Gaalkacyo uu Shil kula galay magaalada Garowe. Dhaawaca Saado ayaa lagu soo waramayaa in gacan iyo madaxa ay ka gaareen wax ka gaareen waxaana la dhigay isbitaalka guud ee Garowe, sida uu soo sheegayo wariye ku sugan magaalada Garowe oo Raxanreeb ay la hadashay. Saado Cali Warsame ayaa isla maanta waxay ka timid wadanka dibadiisa waxayna ka soo dagtay garoonka magaalada Gaalgacyo waxaana halkaasi loogu soo dhoweeyay si aad u saraysa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 20, 2012 She's alive! http://puntlandi.com/?p=38515 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted July 20, 2012 Ilaahay been haka dhigo. Waxay u egtahay habaar . Puntlandi is reporting she is alive. Warbaahinta ayaa markii hore faafisay in ay geryootay Saado Cali Warsame Balse Taliyaha ciidamada gaarka ah ee madaxtooyada Puntland Gol.Cumar Cabdullaahi Maxameed (Faroole) ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in saado aysan ku dhiman shilkaas isagoona sheegey in xubno kamid ah Wasiiradii la socday ay dhaawacyo fudud gaareen, Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted July 20, 2012 Seems weird , First day of Ramadan and I hear her death . Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 20, 2012 Puntlandi retracted the story, thank God, we were up to a bad start in Ramadan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted July 20, 2012 Libaax-Sankataabte;852094 wrote: Ilaahay been haka dhigo. Waxay u egtahay habaar . Puntlandi is reporting she is alive. Warbaahinta ayaa markii hore faafisay in ay geryootay Saado Cali Warsame Balse Taliyaha ciidamada gaarka ah ee madaxtooyada Puntland Gol.Cumar Cabdullaahi Maxameed (Faroole) ayaa Puntlandi u xaqiijiyey in saado aysan ku dhima n shilkaas isagoona sheegey in xubno kamid ah Wasiiradii la socday ay dhaawacyo fudud gaareen , So why are they reporting her death? Politically motivated Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 20, 2012 Walaalkis, you are reading a bit too much into this, even AllSSC reported it before retracting it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted July 20, 2012 The Vice president is at the scene, Initial reports are very raw of deaths and dozen injured. The accident happened at Birta Dheer in the vicinity of Garoowe, where a large delegation drove in convoy. Let's hope that those died and injured are pardoned by Allaah and given quick recovery. Amen Quote Share this post Link to post Share on other sites
walaalkis Posted July 20, 2012 Somalia , not me who's reading it bit but to report death for someone who has not passed away seems strange. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted July 20, 2012 War Deg Deg:- Shil Dila Oo Si Ula Kaca Loogu Geeystey Fanaanada Qaranka Somalia Saado Cali Warsame, Wariye Taleexmedia Qori Jirey Oo Isna Laga Deyrinayo(Full Warbixin) Wararka xaqiiqada ah ee naga soo gaadhaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in Fanaanadu aysan dhiman laakinse ay tahay dhaawac halis ah, Yadoo aan wali jirin wax wara oo sheegaya meelaha ay wax ka qabto, Hadana xaaladeeda dhaawaca ayaa ah mi laga deyrinayo. Waxaa halkaasi la sheegayaa in dhimashadu badan tahay, yadoo halkaasi la sheegay in uu ku dhintey Wiil qori jirey Taleexmedia, Oo isagu kasoo raacey magaalada Nairobi. Waxaa kale oo lasheegayaa sida wararku nagu soo gaadhayaan in shilkani ahaa mid qorsheysan oo ay ka danbeeyeen Masuuliyiin Puntland ah, Taasi oo ay ugu tala galeen inay ku dilaan Fanaanada Weyn ee Saado Cali Wasame. Hadaba wixii warar ah ee intaasi kasoo kordha waan idin la soo socodsiin doonaa. Allssc.com and it's crazy Princes Diana style conspiracy theory. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted July 20, 2012 RBC which is the original website Walaakiis quoted retracted the story. Walaalkiis, this is just part of the "scooping culture" where every outlet wants to be the first to break the story. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted July 20, 2012 ^ but is the accident authentic, did it happen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted July 20, 2012 Libaax true even Radio Mogadishu had it with big letters but immediately removed it. Puntlandi reported it too. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted July 20, 2012 Questions will be asked and hopefully lessons learned. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 20, 2012 Walaalkiis, update your thread's title since it's confirmed that she is alive.. http://www.lasanod.com/details.php?num=7790 Lol@allssc.. conspiracy kulahaa.. wax kasta waa qoraayaan website yada somalida.. Quote Share this post Link to post Share on other sites