Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Sheikh Shariif Sheikh Axmed Campaign Thread

Recommended Posts

Maaddeey   

Markuu lahaa: 'gaalada miyaan amar ka qaadannaa mase Alle' nin fiican oo meeshaas ku hayn karaan mooday, maladaydii waa beenowdayoo suu qamiiska u bedeshayuu qalbigana u bedelay!.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

MoonLight1;853544 wrote:
Oba- adiga ilma adeertaa kaliya maa campaignka u sameysaa? cajiib.

marna Baadiyow marna Shariif inta kale ma muufaa?
;)

loool....Haddii uu ki dhahay ICU shariifka keliya ayaa daacad ka ahaa Oba ma war kalaa kuugu laaban?:D Waaba uu abtirsaday indho-adaygiisa. Bal aan sugno doorashada madaxweynaha lee hanna dhaafto, war kalena waa ka sugeynaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Don't criticize my friends

 

somalia-august-7-2.jpg

 

 

Criticize my ideas

 

=ahmedgun.jpg

 

Don't criticize my life style

 

diyaarad-524x393.jpg

 

 

I'm fed up 'cause all you wanna do is criticize

 

images?q=tbn:ANd9GcQuVm-PLkC3Qja6tRz8Eii

 

You've just closed your mind

ooh ooh - criticize!

 

photo_1340309448850-1-0.jpg

 

With apologies to Alexander O'neal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;853552 wrote:
Abwaan fahanka kugu yar ee dib uu akhri phrase-kan

Oba, Mr. fahan-badne:D Weli sheekadan kaama harayso, maxaad uga tagtay Ina Sh. Ibraahim Suuleey, Maxamuud Iimaan, Maxamed Cali Ibraahim iyo qaar kale oo aanan halkaan ku soo tixi karin? Afrta xabbo oo local-ka ah ee TFG ku biiray lee maxaad u dooratay? Mr. Shariifaawi:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

oba hiloowlow;853452 wrote:
Maadeey ICU maafiyo ay ahaayeen badankood, janaqoow,Ibrahim Hassan Addow AUN, Shariifka ayaa meesha wax daacad kaliya ka joogay.

Oba, kan dhegeyso kabacdi igu soo laabo!.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan;853581 wrote:
Oba, Mr. fahan-badne:D Weli sheekadan kaama harayso, maxaad uga tagtay Ina Sh. Ibraahim Suuleey, Maxamuud Iimaan, Maxamed Cali Ibraahim iyo qaar kale oo aanan halkaan ku soo tixi karin? Afrta xabbo oo local-ka ah ee TFG ku biiray lee maxaad u dooratay? Mr. Shariifaawi:D

Hadaayi waxaa dhaheyse shariif kaliya inaan dhahay inuu daacad ka ahaa ICU markaan ku dabo qabtay ragaas maxaa ugu tagtay baa hadana ii tiri, sheeikh suulaley waan iloobay isna daacad buu ahaa, ragaan kalle ma maxamuud iiman ma cumar iimaan baad ku qaldeysa?

 

sababta aan ku doortay ragaan aan ku sheego Janaqoow nin daacad inuu yahay waxaa cadeynayo in wiilashiis ku jireen muqaawamada waliba wiil uu dhalay ayaa lagu dilay Gubta while roobow iyo xassan daahir iyo ciyaal islaameed dagaal gelinaayaan, Ibraahim caddoow inuu daacad yahay iyo inkale cidba igama wareysaneyso taas, Sheikh shariif neh meritkiisa waala ogyahay ma fahantay ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this