Dr_Osman Posted July 18, 2012 Saleebaab Xaglatoosiye oo soo gaaray magaalada Garowe. Garowe, July, 17 - Waxaa magaalada Garowe ee caasimada Puntland soo gaaray Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) oo ka mid ahaa aasaasayaashii ururka SSC iyo maamulka Khaatuno oo lagu unkay degmada Taleex ee gobolka Sool. Saleebaan Xoglatoosiye waxaa uu horay uga mid ahaa murashaxiintii u tartamayay hoggaanka Puntland, balse laga guulaystay, waxaana uu in muddo ah ku mashquulsanaa maamul u samaynta gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn. Xaglatoosiye ayaa isla bishan July kula kulmay Dubai M/weynaha Somaliland oo sida la sheegay uu dhex maray is-afgarad siyaasadeed; hore ayaa uu uga soo horjeestay hoggaanka maamulka Khaatumo oo ku tilmamaay mid la majara habaabiyey, talidiisana la marooqsaday; dhawrkii sano ee la soo dhaafay ayaa uu mucaarad ku ahaa maamulka Puntland. Warar madax bannaan oo idaacadda Daljir ay heshay ayaa ku waramaya in Xaglatoosiye uu casumaadka ka helay madaxda sare ee xukuumada Puntland, waxaana socdaalkiisu uu ku soo beegmayaa xilli magaalada Garowe ay wayn looga hadal hayo in dhawaan madaxwayne C/raxmaan Faroole uu isku-shaandhayn ku samayn doono golihiisa wasiirada. Diiwaanka Wararka Daljir Garowe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 18, 2012 Welcome back home Mr.Xaglatosiye, the former puntland presidential candidate of 2008 Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted July 18, 2012 If Faroole is smart he should appoint him the VP. Gen Abdisamad should go as he can't even bring his own tuulo (taleex) under Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 18, 2012 Interesting. Just 2 weeks ago het met with Siilanyo. Is Xaglatoosiyo acting on his own or as a Informal ambassador of Khatumo? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted July 18, 2012 this is big news for faroole and puntland. xaglatoosiye wlecome home. xaglatoosiye should be elected president of puntland. galeyr cheated him and xaglatoosiye is fighting back. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 18, 2012 The best advance to Xaglo is to respect those who empowered him. It's a wrong time to dance with Siiraanyo and Fartoole.. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 18, 2012 For ngonge and co, it was not that big of 'Qubulah' after all Quote Share this post Link to post Share on other sites
LANDER Posted July 18, 2012 ^ The man is a good politician if anything, you gotta give him at least that much. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 18, 2012 ^^ :D Evidently few backs someone thought Siilaanyo's photo op with Xaglo was a gamechanger Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 18, 2012 xiinfaniin;851668 wrote: ^^ :D Evidently few backs someone thought Siilaanyo's photo op with Xaglo was a gamechanger Obviously you thought that and now hoping Xaglo will join Faroole's cabinet. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 18, 2012 Sii soco, soo soco Seynabeey! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Libaax-Sankataabte Posted July 18, 2012 Very interesting indeed! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 18, 2012 MoonLight1;851627 wrote: If Faroole is smart he should appoint him the VP. Gen Abdisamad should go as he can't even bring his own tuulo (taleex) under Puntland. Moonlight, xaglatoosiyo is no different than the current VP of puntland. Neither men will add an inch of khaatumo state to Puntland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
xiinfaniin Posted July 18, 2012 Carafaat, Stop lying. I did not endorse Siilaanyo photo up was a gamechanger. You and your fellow SNM were the ones celebrating for that event. Remember SOL database is still here Quote Share this post Link to post Share on other sites