Dr_Osman Posted July 16, 2012 Xaflad lagu maamuusayo sanad guuradii 14 aad ee aas aaska Puntland oo ka dhacday magaalada Frankfurt [sawiro] Xaflad aad u saraysa oo lagu maamuusayay sanad guuradii 14 aad ee aas aaska Puntland, ayna soo qaban qaabiyeen Jaaliyada Puntland Diaspora Forum Germany, ayaa xalay habeenimadii 14/15.07.2012 ka dhacday jaamacada magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka. Xafladan ayaa waxaa ka soo qeyb galay jaaliyadaha Puntland ee wadamada Sweden, Swizerland, France, Holland iyo Denmark, sidoo kale bushada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Jarmalka. Xafladan oo lagu maamusyay sanad guuradii 14 ee ka soo wareegtay xiligii la aas aasay dowlada Soomaaliyeed ee Pudtland. ayaa waxa ka soo qaybgalay Fanaaniinta kala ah Amina C/allahi Omar (Dhool), C/rashiid Jaamac (Raaxeeye), Hanad iyo dhalinyaro fanka ku cusub. Munaasabadn ayaa sidoo kale waxaa si wayn u joogay Saxaafaada Soomaalida sida Televition-ada Universal, Hornkabal, Somali-sat, Somali kanal, Horseedmedia, DunidaOnline iyo warebaahinta Allidamaalle. Munaasabadan ayaa hadalo kooban oo la xiriira midnimada Puntland iyo mida Soomaali waynba, waxa halkaasi ka soo jeediyay madaxda jaaliyada iyo qaban qaabiyayaasha xafladan, waxaana ka mid ahaa dadkii halkaasi ka hadlay gudoomiyda PDF Germany, Mudane Maxamed C/raxman Cali, Kuxigeekiisa Mudane Yusuf Cali Yusuf, arimaha dhaqaalaha Marwo Sahra Cabaas Farax, gudoomiyaha dhaliyarada jaaliyada Mudane C/qaadir Maxamed Ismaaciil, odayaasha iyo aqoonyahanka Eng. Maxamuud Axmed Kaarshe, Xaji Maxamed Ibrahim, Xaji Abshir Axmed iyo marti sharaf lagu soo dhaweeyay marakarafoonka. Mudadii ay xafladu socotay ayaa lagu dhawaaqay, in magaalada Frankfurt laga hirgeliyo dhisme Masjid ay Soomaalidu leedahay iyo xarun caruurt lagu baro diinta Islaamka, Masjidkaasi oo loogu magacdaray madaxwaynihii hore ee Soomaaliya Mudane C/rashiid Cali Sharma'arke, waxaana ka soo qaybgalayaashii xaflada iyo madaxda jaaliyaduba balan qaadeen amaba ay goobta ku bixiyeen dhaqaale fara badan oo noqonaya dhagaxdhiga Masjidka Sheekh C/rashiid Cali Sharma'arke. Munaasabadan ayaa ku soo gaba gaboowaday jawi aad u sareeya, ayadoo kama dambaystii ay xaflada ruxday fanaanada codka macaan ee Amina Dhool, oo halkaasi ka qaaday heeso aad soo jiitay ka qayb galayaasha DunidaOnline.com Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 16, 2012 Me, king, timur, somalia, duke the puntland envoy going to galmudug, somaliland, tfg functions to gate-crash it Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 16, 2012 [/img] Is that Uchi next to the german girl. Quote Share this post Link to post Share on other sites
uchi Posted July 16, 2012 ^ Jokes aside you have to admit Puntlanders are a bunch of ugly people ~ lol, but Somalilanders on the other hand... lol I would marry a girl from there in a heart beat. What do you think Carafat? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 17, 2012 uchi;851154 wrote: ^ Jokes aside you have to admit Puntlanders are a bunch of ugly people ~ lol, but Somalilanders on the other hand... lol I would marry a girl from there in a heart beat. What do you think Carafat? Post your picture. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 17, 2012 Carafaat;851105 wrote: Is that Uchi next to the german girl. Lool i sware to god i thought that was a xalimo who had been usin diana Quote Share this post Link to post Share on other sites
Beer-Gaal Posted July 17, 2012 uchi;851154 wrote: ^ Jokes aside you have to admit Puntlanders are a bunch of ugly people ~ lol, but Somalilanders on the other hand... lol I would marry a girl from there in a heart beat. What do you think Carafat? lol couldn't agree less. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 17, 2012 Uchi, all the girls from Puntland that I know are cuties. And compared to girls from other regions they know how to stay in shape. So, I cant agree with you there. Quote Share this post Link to post Share on other sites