Jacaylbaro Posted July 16, 2012 Kulan looga hadlayey sidii beeraleyda gobolka Awdal ay u bixin lahaayeen canshuuraha ayaa maanta lagu qabtay magaalada Boorame, waxaana kulanka ka qeybgalay wasiirro, beeraley iyo xubno ka tirsan mas’uuliyiinta gobolka. Wasiirrada maaliyadda ee maamulka Somaliland, Cabdicasiis Samaale iyo wasiirka beeraha Faarax Cilmi Geedoola oo tirsanaa mas’uuliyiintii kulanka ka qeybgashay ayaa waxaa la iskula soo qaaday muhimadda ay leedahay in beeraleyda gobolka ay bixiyaan canshuurta. Labada wasiir ayaa sheegay in beeraleyda looga baahan yahay in ay bixiyaan canshuuraha oo hadda wixii ka dambeeyo maamulka Somaliland uu qaadayo, halka markii hore ay dowladda hoose ee Boorame qaadi jirtay. Waa markii ugu horeysay oo maamulka Somaliland uu canshuur bixin ku soo rogo beeraleyda gobolka Awdal. Bar-kulan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 16, 2012 Good thing. Beralydu wax uu ayee uruuriyaan, cashuur ha laga qaado. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted July 16, 2012 Every small business in the country should pay up to 10% tax. Medium sized businesses should foot 15%. Larger companies like Dahabshiil, Daallo, African Express, Jubba Airways, Ethiopian Airlines, SomTel, Indhadeero, and Daryeel should pay at least 20% of their gross income from Somaliland in tax. High earners and remittances greater than $100 should also be taxed. It is about time the government takes its duty seriously and collects proper tax. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted July 16, 2012 I didn't know somaliland doesn't collect taxes. lol. this is news to me. somaliland is falling behind puntland. lol Quote Share this post Link to post Share on other sites