Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 17, 2012 Xamar waxaa la yiri doolarka bashqadaha la isku giliyaa, kumanaan doolar bashqadiiba. Bashqad lee socoto, siiba kuwa cad cad oo doolar ka buuxo. Bashqadihii mar dhow qaali ayee noqon doonaan. Meel doolarkaas laga keenay, dadkee ku socotay xaq u lahaa iyo meesha laga soo qaaday qof isweydiineyso maleh oo waala isku dhiiboyaa lee. Shib shib la wada yahay, walaa odey walaa shaxaaddoon iyo inta u dhaxeyso. Eebbaa u maqan dadkeena gaajeysan oo xaq u lahaa doolarkaas caalamka ugu soo deeqay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Macallinka Posted July 18, 2012 Maaddeey;851471 wrote: Samafal, ninkan isagaa kala hadlaya!. Post-igiisii ugu horreeyey wuxuu yiri: Aaway dadkii Farmaajo taageersanaa!, haddana wuxuu leeyahay: Waxa lagu heysto Abdiweli baa sheegay oo isna la heysto lamana rumeysan karo, mid ku go' dheh. I like the way you anlyst it. Abwaan, The investigators did not find a wrong doings in Farmaajo case, he was only mentioned coz that Abdiwali said he took the alledge 3 million. Please do share with us if u have anything more than that in the Farmaajo case, I know u don't like this guy but plz be fair and stay on the topic meel kale ha ila aadin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 18, 2012 This is what Abwaan is after. 10. In May 2011, allegedly under pressure from members of President Sharif’s inner circle, including Abdulkarim Jaama, President Sharif’s Chief of Staff, the new TFG Prime Minister, Mohamed Abdillahi ‘Farmaajo’, disbanded the PFMU (Public Financial Management Unit) Fartaag claims that former PM Farmaajo tried to persuade him not to publish this report on the grounds that it could jeopardize Arab donations. http://www.hiiraan.com/PDF_Files/Monitoring_Group_2012.pdf Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 18, 2012 So far since 2009, all I see from the report is unaccounted and some kick back projects of under 10 to 15m. Is that all the money donated to somalia? Where is the rest of the money? Donated money directly and indirect to Somali is far greater than 10m in the past 5 years that this report covered. The group need to go after the really theives? Quote Share this post Link to post Share on other sites