Aaliyyah Posted July 12, 2012 Waxaa la ogaysinayaa dhamaan jaaliyada khaatumo state ee Uk in kulan balaadhan oo lagaga hadli doono arimo farabadan oo muhiim ah maalinta barito ee 13-07-2012 Jaaliyada loogu qaban doono Magaalda London, waxaana laga codsanayaa dhamaan jaaliyada Khaatumo State Ee Uk inay kasoo qayb galaan si looga wada tashado xaaladaha Deegaamadeena . GOOBTA IYO WAKHTIGA 32, FEATHERSTONE ROAD, SOUTHALL, UB2 5AQ 19:00pm ilaa23:00pm UK time, 13/07/12 CONTACT NUMBERS Fardus Cabdilahi | 07904351543 Sabaax Ciise | 07904199440 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 12, 2012 I'm gonna go , see you there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 12, 2012 You are the last person I expect to attend a khaatumo event. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 12, 2012 Aaliyyah, Ayeeyo can i come Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 12, 2012 ayeeyo adoo sweden jooga igu danbeesay, hada ma london baad joogta. Barakow aad oo iga so waran Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 12, 2012 Yes London baan jooga holliday cml, Thanks then i'll go ducadaada aan rabaa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 12, 2012 You are welcome. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted July 12, 2012 oba, don't call my friend ayeeyo. thanx caaliyah, i will se you there. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 12, 2012 ^gormaad my friend noqotay? miyaad ku riyootay.. Between Oba has an ayeeyo from Khaatumo State. Hence, why he is calling me ayeeyo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted July 12, 2012 oba hiloowlow;850322 wrote: Aaliyyah, Ayeeyo can i come Oba you can come but only if your are the nephew of Garaad Taakoow. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 12, 2012 who is Garaad taakoow, do you mean Ugaas taakoow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 12, 2012 Ina faroole wiilka aan ayeeyda ugu beegnahay anuu marti ii yahay, ee orad waxkale qabso Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 12, 2012 ^^ lol@ Ina faroole, thanks again Ayeeyo Quote Share this post Link to post Share on other sites
MoonLight1 Posted July 12, 2012 oba hiloowlow;850379 wrote: who is Garaad taakoow, do you mean Ugaas taakoow garaad Taakoow ma kaseesid? Caaqil Janaqoow walaakiis waaye. waxoow daganyahay Ceel baraf iyo oorbogeys dhexdood. Aaliyyah;850379 wrote: Ina faroole wiilka aan ayeeyda ugu beegnahay anuu marti ii yahay, ee orad waxkale qabso Ayeeyo iska jira ninkan Oba la yiraahdo, he wants to come and hack into your tolka teleconference. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 12, 2012 I dont have a clue who garaad taakoow and his brother is lol, ceel baraf waan gartay oorgbogeyska aad sheegeysi waa maxay ma awrboogays ku taala Sool maa ka hadlee? Awoowe ha igu dirin dee reer ayeeydey Quote Share this post Link to post Share on other sites