Sign in to follow this  
Jacaylbaro

The Beginning of the Education System in Somaliland

Recommended Posts

July 1992, waxa an Hargeisa ka bilaabey olole an ku fureyno iskuullo geed hoostood ah. Magaalada waxa ka jirey illaa 40 iskuul, balse ilaa 7 ka mida ayuunbaa dhisnaa oo wax lagu baranayey. Inta kale wey dunsaneyda. Taasi waxa ay nagu khasabtey in geedaha hoostooda an ka dhigno iskuulo.

 

Iskuulka sawirkan ka muuqdaa waxa an ka furney shacabka Hargeisa waxaanu ka koobna illaa lix geed oo isu dhow oo midkiiba illaa laba fasal oo min 30 ardey ihi ay wax ku bartaan. Isu geyn waxa iskuulkaa dhigan jirey 600 oo ardey. Macalinku sabuuradda tunkuu ku soo qaadi jirey marka la rawaxana tunkuu ku sii qaadan jirey.

 

Daasadaha caanaha ayaa ahaa sheyga uugu qaalisan oo caruurta ayaa kuraasi ka dhigan jirey marka ay rawaxaana inta ay furan ayay buugaagta ku dhex ridan jireen oo shandad ayay u aheyd. Dhowr caruur ah oo sawrikan ku jira ayaa iminka jaamacado ka baxay oo aqqonyhanno ah.

 

 

 

CASHARKA ISKUULADAA LAGA KORODHSADEY WAA:

 

Iskuulku maaha daarta dhisan, mana aha buugaag qurux badan, mana aha shandad iyo qalimaan. Tacliinta waxa u muhiimsan macalin tacliin yar oo kooban leh balse niyad wanaagsan haya oo caruurta u hagar baxa.

By: Mohamed A B

 

 

3644_4327457113888_394330148_n.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

waxaanu ka koobna illaa lix geed oo isu dhow oo midkiiba illaa laba fasal oo min 30 ardey ihi ay wax ku bartaan. Isu geyn waxa iskuulkaa dhigan jirey 600 oo ardey. Macalinku sabuuradda tunkuu ku soo qaadi jirey marka la rawaxana tunkuu ku sii qaadan jirey.

Wallee waan u soo taagnaa ,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Daasadhaha caanaha? War hadaba mar danbe yaan la idiin ka maqlin the "Caanabodhe" slur some use on others. :D

 

(I agree with the sentiment though, learning is not about buildings or tables).

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;850204 wrote:
Daasadhaha caanaha? War hadaba mar danbe yaan la idiin ka maqlin the "Caanabodhe" slur some use on others.
:D
.

Caano-boodhe is different from these in the daasadaha ..... those lived in Sabacad and Gannad refugee camps in the 80s know what i mean :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Student enrollment increases in Somalia

 

Posted on Saturday 9 January 2010 - 08:00

Muhyadin Ahmed Roble, AfricaNews reporter in Nairobi, Kenya

 

School students has increased in Somalia breakaway state of Somaliland since 1991, moving the literacy rate from 20 percent to 45 percent, education ministry officials said.
In Somaliland state, some 45,223 students went to school in 2009 while since 1991 at least 1,019 students enrolled in schools.

 

Abdi Abdillahi Mohamed, the Director of Planning in Somaliland's Ministry of Education said: "School enrollment [in primary and secondary schools] has increased dramatically". "We hope to encourage high school leavers to be self-employed," he added. Ali Abdi Odowa, Director-General in the education ministry told IRIN that the rise in students enrollment was due to awareness and the construction of many primary schools. He said "Hundreds of schools have been built both in urban and rural areas and adult education has also started". He announced that
Somaliland plans to guarantee that at least 75 percent of populations would be able to read and write by 2015. Mohamed said there were 225,853 learners in primary school and 21,331 others attended secondary school in 2008 and 2009, as 26,156 were in adult education.

 

According to Mohamed, Some
6,820 students also attended technical colleges and professional schools
. The Education ministry of the self-declared independent region added two social science subjects- - business and agriculture- in high school. Elementary and secondary education is free, according to Somaliland's constitution but displaced persons and pastoralists had argued that they still pay school fees.

Abdi Abdillahi Mohamed said "there are no fees paid by students but of course there is what we call contributions paid by parents to support voluntary teachers and teachers' salaries". In rural areas, the ministry has begun a pilot project where teachers follow pastoralists and educate them in mobile schools."This project is in Togdheer region... Teachers and the school follow the pastoralists wherever they go, and we pay such teachers more than the others," he said.

 

The north Somalia state of Somaliland declared its independent from the rest of Somalia in 1991 after warlords defeated long time dictator of Mohamed Siad Barre.

An increase of 4500%. I cant wait to see the day when we all Somali kids enroll in to schools.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Coofle   

Jacaylbaro;850174 wrote:
July 1992, waxa an Hargeisa ka bilaabey olole an ku fureyno iskuullo geed hoostood ah. Magaalada waxa ka jirey illaa 40 iskuul, balse ilaa 7 ka mida ayuunbaa dhisnaa oo wax lagu baranayey. Inta kale wey dunsaneyda. Taasi waxa ay nagu khasabtey in geedaha hoostooda an ka dhigno iskuulo.

 

Iskuulka sawirkan ka muuqdaa waxa an ka furney shacabka Hargeisa waxaanu ka koobna illaa lix geed oo isu dhow oo midkiiba illaa laba fasal oo min 30 ardey ihi ay wax ku bartaan. Isu geyn waxa iskuulkaa dhigan jirey 600 oo ardey. Macalinku sabuuradda tunkuu ku soo qaadi jirey marka la rawaxana tunkuu ku sii qaadan jirey.

 

Daasadaha caanaha ayaa ahaa sheyga uugu qaalisan oo caruurta ayaa kuraasi ka dhigan jirey marka ay rawaxaana inta ay furan ayay buugaagta ku dhex ridan jireen oo shandad ayay u aheyd. Dhowr caruur ah oo sawrikan ku jira ayaa iminka jaamacado ka baxay oo aqqonyhanno ah.

 

 

 

 

 

By: Mohamed A B

 

 

3644_4327457113888_394330148_n.jpg

Waa dugsigii 'Daasadoole'..... There has been certain incidents of young student answering call of nature in his chair "daasada" ...

 

Waxbarashadu dadaalka ayay dhadhan ku leedahay walaahi.....But when everything is handy you need a high level of motivation,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

Jacaylbaro;850660 wrote:
Hollar for the source ....
:D

LoooL. Waxay is xawaasheysku? I'm going to 'hollar' for more than the source ee bal ha sugi waayin for my long list via email.

 

Bwahahaha. :P

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this