Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland President And Cabinet Question Time In Parliament. PICS + AUDIO

Recommended Posts

Dr_Osman   

Madaxweynaha Puntland oo Golaha Wakiilada hortagey

 

9 Jul 9, 2012 - 2:52:07 AM

 

GAROWE ONLINE

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta 9 July,2012 golaha wakiilada Puntland hor geeyey xeerka doorashooyinka goleyaasha deegaanka oo shalay golaha wasiiradu ansixiyeen kadib uu soo gudbiyey gurddiga doorashooyinka.

 

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ,gudoomiyaha guddiga doorashooyinka Dr.Maxamed Xasan Barre iyo wasiirada xukuumadda ayaa qayb ka ahaa kulanka dhexmarey Golayaasha Dowladda Puntland.

 

Hoolka barlamanka Garowe ayaa waxa uga socda mudanayaasha aqalka wakiilada Puntland kalfadhigoodi 28-aad oo ay ka doodayaan qodobo ay ka midtahay Siyaasada ,Amaanka ,dhaqaalah iyo arrimaha bulshada.

 

Madaxweyne Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ayaa warbixin dheer ka bixiyey muddadi ay kala mooganaayeen Barlamanka wixii u qabsoomey xukuumadda iyo halka ay mareyso siyaasada Somalia oo lagu wado in la dhameeyo xiliga KMG-ah 20-ka August 2012.

 

Safarkiisi dibedda uu ku maqnaa ku dhowaad laba bilood ayuu ka waramey meelaha uu soo marey sida Ethiopia ,India ,Kenya ,Turkiga ,Imaaraadka ,Jabouti iyo guud ahaan kulamadii uu galay waxyaabihii ay ku heshiiyeen.

 

Horumarinta Puntland iyo in la iska kaashado dowladda iyo ganacsatadu sidii loo hirgelin lahaa mashaariicda iyo baraamijta horumarineed si loo gaaro himiladda la tiigsanayo.

 

Dhinaca Somalia ayuu in badan ka hadlay oo uu sheegey in loo baahanyahay dowlad iyo shacab inay ka qay qaatan sidii loo soo xuli lahaa dadkii ku haboonaa inay Puntlan du matalaaan Somalia ego iyo xildhibaano iskugu jira.

 

Waxa uu sheegey in Somalia Aduunku ku fiirsan doonin in ay ku sii jirto burbur islamarkaasina loo baahanyahay Somaalidu inay u istaagto hanashada dalkeeda sidii nabad iyo xasilooni looga dhalin lahaa.

 

Garowe Online waxay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa khudbadii Dr.Cabdiraxman Maxamed Farole ka jeediyey golaha wakiilada Puntland maanta oo dhinacyo badan abaareysa islamarkaasina dhamaadkeedi la isku weydaarsadey aragtiyo iyo afkaar kala gedisan oo loo arkey inay tahay lagama maarmaan xasuusinteedu

 

Halkan ka dhageyso khudbada madaxweynahu uu u jeediyey barlamanka

http://www.garoweonline.com/artman2/publish/Wararka_19/Madaxweynaha_Puntland_oo_Golaha_Wakiilada_hortagey.shtml

 

IMG_2215.JPG

IMG_2218.JPG

IMG_2220.JPG

IMG_2222.JPG

IMG_2223.JPG

IMG_2224.JPG

IMG_2225.JPG

IMG_2230.JPG

IMG_2231.JPG

IMG_2233.JPG

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

My god the journalists need to use high definition cameras and not bad quality cameras that produce poor picture quality. The parliament looks ok on TV

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

IMG_2240.JPG

 

The parliament is doing ok. I think a bit more interior designing and it's well under-way. The way it stands now is professional parliament!!! I see alot of the enemies of the state are ducking this topic because lets be honest its not so bad after-all

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this