Saalax Posted July 9, 2012 TOP SECRET MADAXWAYNAHA SOMALILAND IYO CALI KHALIIF GALAYDH OO KU KULMAY MAGALADA DUBIA EE CARIGA IMAARAADKA CARABTA. Dubia (CNN)Warar Xooga Gaala Ayaa maamulka sare ee websideka Caynabanews kuna sugan magalada Dubia ayaa waxay *****lka ka qadayaan inay Madaxwynaha Jamuuriyada Somaliland iyo Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Seg ay jilbaha isku dareen Hotelkii ayka daganayeen waftigii uu hogaaminaayey madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Siyaasiga Dabad waregaa ee ka soojeeda Gobalka Sool ee Somaliland Cali Khaliif Galaydh. Warar kan Ayaa habayaratee Xukuumada Somaliland ayna Ka Wada Hadleen ama soo hadal qaadin guryo noqashadii iyo warsaxaafadeedkii ay qabteen markii ay soocaga dhigteen magalada Berbera waftigii uu hogaaminaayey Madaxwaynaha Somaliland. Wararka ku dhowdhow safarka madaxwaynaha ee laga helaayo dubay ayaa shegay inay dib u balameen inuu dalka Kenya ay marlabaad ku kulmaan madaxwaynaha Somaliland iyo siyaasiga dabad wareegaa ee Cali Khaliif kulan kana uu ahaa uun hordhac iyo is aragii kobaad. Hallka wararka xaqiiqada ahina sheegayaan inay la isla fahmi waayey qaabkii wadahadalka kadib markii uu codsaday cali Khaliif Galaydh inay Somaland ay siiso Madaxwayne ku xigeenka qaranka Jamuuriyada Somaliland arintana Madaxwaynaha Somaliland ku gacan saydhay una sheegay in madaxwynaha iyo madaxwayne ku xigeenka Somaliland ay dadka shacabka Somaliland ay soo doortaan ayna ku yimaadaan habka doorashada iyo xisbiyada taasina ayna ka go,in isaga iyo xukumadiisa. Warka Sirtaa ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili ay Madaxwaynihii hore ee kooxdii SSC Suleiman xagla Toosiye ay isna madaxwyanaha Somaliland ku kulmeen magalada Dubia ee cariga Imaaraadka lagana yaabo inuu sida ugu dhakhsaha badan u yimaado dalka Somaliland laguna soo daro isku shaadhnaynta cusub ee magan yahay Madaxwaynaha Somaliland inta ka horaysa bisha September. Isku soo wada duuboo booqashadii madaxwynaha Somaliland ee Dubia ayaa waxaa ka dhashay dhaq dhaqaaqo badan oo dublamasiyadeed oo ay xukuumada Somalialnd guulo ka gaadhay hadii ay tahay xaga aduun yada iyo xaga kooxaha nabad galyo darada ka wada bariga Somaliland iyo kulankii taariikhiga ahaa ee dhaxaray madaxwaynaha Somaliland iyo Hogaamiayah dowlada ku meelgaadhkaa ee Somalia Sheikh Shariif Ahmed. Kala soco caynabanews warkii dalka iyo dabadaba. Xafiiska wararka Caynaba News Dubia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted July 9, 2012 http://caynabanews.com/view.php?id=15443 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Carafaat Posted July 9, 2012 Khatumo and Somaliland are talking. It's matter of weeks before matter is solved. to all the war mongers. Quote Share this post Link to post Share on other sites