Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Press release: Biggest Somalia clan (territorial) and Traditional leaders of Somalia's Elders meet

Recommended Posts

Today as seen on the Press release 26 Traditional Elders of the biggest clan territorial wise of Somalia and traditional leaders of the country met in Mogadishu and agreed on the following points. The meeting was chaired by wakiilka Boqorka Burhaan Boqor Muuse:

 

1. The clan is working with other Somali clans to end the Transition on August 20th 2012 in order to get a permanent government in Somalia.

 

2. The clan agrees on that the ratification and changes of the constitution is with the delegates to decide upon and that the clan should select capable individuals for that and that the clan should nominate it shares of the 825 delegates.

 

3. The traditional elders equally welcome the formation of a State for the Jubba regions and Gedo and urge that all the clans of the Jubba's and Gedo who reside there should be included in the making of an administration for these regions in order to strengthen Somalia unity.

 

4. The tradtional elders of the clan jointly urge the Somaliland administration to vacate the areas they occupy as there are talks ongoing on the unity of Somalia.

 

5. The clan agrees upon to form a 13 member committee who will work on the link up of the clan and solving of the few minor misunderstandings within the clan.

 

6. The clan agrees upon to hold an meeting of the future of the clan in its respective clan land/area.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War-murtiyeed kasoo baxay shir ay isugu yimaadeen 26 kamid ah Isimada beelaha ******* oo Muqdisho ka dhacay

 

Waxaa maanta shir balaaran isugu yimid 26 Isim oo kamid ah Isimada beesha ******, Aqoonyahano iyo wax garad kasoo jeeda beesha ******* oo ku sugan magaalad Muqdisho si ay uga wada hadlaan arimo muhiim ah oo ku saabsan masiirka beesha iyo dhamaystirka geedi socodka khariirad looga baxayo xiliga KMG ah.

 

Waxaa shirkaan ku casuumay Isimada wakiilka Boqorka Burhaan Boqor Muuse waxana goobtaas ka hadlay isimada kala ah, Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi, Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor, wakiil Ugaas Maxaamud Ugaas Maxamed, Suldaan Maxamed Axmed Burtinle, iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.

 

Dhamaan Isimada beesha ******* ayaa ka hadlay in ay lagama maarmaan tahay in la soo celiyo midnimadii Beesha si ay u soo noqoto Dowladnimadii iyo karaamadii umadda Soomaaliyeed, si arinkaas looga mira dhaliyana ay muhiim tahay in la turxaan bixiyo mad-madowga ku dhex jira beesha, waxaa kale oo isimadu soo qaadeen in geedi socodka khariirada looga baxayo KMG ay beeshu diyaar u tahay sidii loo dhamaystiri lahaa iyadoo la raacayo jadwalka loo dajiyey, sidoo kale waxey Isimadu sheegeen beeshu leedahay dhulka ugu balaaran Soomaaliya sidaas daraadeedna ay beeshu soo dhaweynayso maamul u samaynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo iyadoo laga tala galinayo qaba’ilka wax ka daga goboladaas.

 

Ugu danbaytii shirkaan ayaad ku soo dhamaaday guul iyo is afgarad dhamaan aaradii looga wada hadlay shirka waxaana laga soo saaray qodobadaan.

 

1. Waxaa beeshu isku raacaday in la helo dowlad rasmi ah 20 Augst 2012 beeshuna diyaar u tahay in bulsha weynta Soomaaliyeed kala shaqeeyaan sidii loo dhamaystiri lahaa KMG.

 

2. Waxaa beeshu isku raacday in arimaha Dastuurka wax ka badal kooda iyo ansixintooda loo daayo ergada ansixinta Dastuurka beeshuna soo xusho dad aqoon u leh howsha loo igmaday isla markaana beesha ****** soo gudbiyaan ergadii ansixnta Dastuurka qaybtoodii ay ku lahaayeen 825 xubnood.

 

3. Waxaa Isimadu si wada jir ah u soo dhaweynayaan maamul u samaynta Gobolada Jubooyinka iyo Gedo waana in laga qayb galiyo maamulka dhamaan qaba’ilka kale oo wax aka dega goboladaas si loo xoojiyo midnimada umadda Soomaaliyeed.

 

4. Waxey Isimada beesha ******* baaq wada jir ah u dirayaan maamulka Soomaaliland iney ka baxaaan deeganka ay haystaan madaama ay socdaan shirar looga gol leeyahay midnimda umadda Soomaaliyeed.

 

5. Waxaa beeshu isku raacday In la sameeyo gudi Isimo ah oo ka kooban 13 xubnood kuwaas oo ka shaqeeya isku xirka iyo dhamaynta khilaafaadka yar yar ee ka dhex jira beesha dhexdeeda.

 

6. Waxey beesha ******* go’aan sadeen in shirar looga hadlayo aaya ka talinta beesha lagu qabto mustaqbalka deegaanada beeshu degto

 

 

Axmed Farah

dhoodi222@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Waxaa shirkaan ku casuumay Isimada wakiilka Boqorka Burhaan Boqor Muuse waxana goobtaas ka hadlay isimada kala ah, Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi, Suldaan Cabdi Suldaan Cali Sonkor, wakiil Ugaas Maxaamud Ugaas Maxamed, Suldaan Maxamed Axmed Burtinle, iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this