Sign in to follow this  
Carafaat

Shirib Style

Recommended Posts

Carafaat   

Oba, in the first video 'unuka' ayaa is aamaniya. the second video Abdiqadir Sanka bilicda dhulka Soomaliyeed iyo nimcada ayuu amaniyaa. Jubba wuxu amaniya Warsheick. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

The first video wuxuu leeyahay,, Caasi waalidiin reerkii dhalay ciil ka bixi maa, cuntaduba xishooday rabtaa camal gobeedee, waa ceeb ii lama arag, hadaa lama caleysiine, caadada iyo diinta waa loo cod bixiyaa, cusbaa lagu daraa hilib haduu caato noqoyaa, inkastoo dhaqaalhihii calwo iyo nolosha ciireyso ,caawimaad la keenayo hadii cad idin so gaaro ,curyaanka iyo agoonta la rabay inaad ciseeysaan, cidaan tabar laheynaad indhaha ugu candhuufteenee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Oba, thanks for explaining. I like Abdiqadirs Sanka song(AUN), what is he singing about. Women or Nature, couldnt make it up exactly?

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^

Im not sure actually mar wuxuu ka ehesaya Deegaanada uu dhaxeeya Caliyaale iyo Balcad, geedaha murcoodka iyo muxuga ka baxa and stuff mar kalana gabar ayuu ka amaana ''wacanaa muunadaadiyo milicsiga ilqabadka leh, amaano waa aad mudate markii aan ku dheehdaba naftu muxuba weydaa''

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;849288 wrote:
The first video wuxuu leeyahay,, Caasi waalidiin reerkii dhalay ciil ka bixi maa, cuntaduba xishooday rabtaa camal gobeedee, waa ceeb ii lama arag, hadaa lama caleysiine, caadada iyo diinta waa loo cod bixiyaa, cusbaa lagu daraa hilib haduu caato noqoyaa, inkastoo dhaqaalhihii calwo iyo nolosha ciireyso ,caawimaad la keenayo hadii cad idin so gaaro ,curyaanka iyo agoonta la rabay inaad ciseeysaan, cidaan tabar laheynaad indhaha ugu candhuufteenee.

 

Cirka iyo dhulkaan taaganahay, cad u dhextaalaysa, ciirciirisaa dhaha sidii dhediyo ceeryaamo, cuduraan la garanaan hayoo la cotolaayaa, cilladduna waxay iiga timid, ceelka biyahiisa iyo geela oonka u caddiban, cawo gedaashoow, ee curadkii biyo siin lahaa, turub ciyaaraayo, ceelalyada heshiin weydey ee cudurku saameeyey, wax dhan baan caajisiyo oon iyo baahi la caddaaday, nafkii aan ku ciil bixi lahaa maalinkoow curayo, cadhadayo dugaagiyo haddaan oonka laga caabin, ee haruub cad laga helo wallee ceenka kuma taalle, iscanaanta duulyahow adduun galanbba waa cayne..........

 

Cayn ku taal,

Afar Walxaadoo cayn ku taal,

Afar kaleey u ciil qabtaa,

Waxayna ugu ciil qabtaa

afar kalaa ku cirib taal,

Culimadu cilmi iyo

Cibaadadeey u ciil qabtaa,

Waxayna ugu ciil qabtaa,

Cadaabkiiyaa laga cabtaa.

 

 

Thanks for starting this thread Carafaat.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

loool...Carafaat.. FYI, I have ONLY been to Galkacyo for 7 days and that was in 2006 and I stayed at a hotel, that should show you that my family does not even have a property there...Carafaat, do you think I chose the nick Abwaan for nothing?:D I love suugaanta Soomaalida from every corner of the Somali speaking region.

 

oba hiloowlow;849334 wrote:
Thanks abwaanow ani wax badan waa ii dhaantaa

Oba, I like shirib and guuroow. AUN Maxamed Gacal Xaayoow is my favourite, because of his patriotism.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Carafaat, Abwaan hadii aanu Shiribka wax ka sheegi karin magaciisa ayuu u gafay. Qof ciyaalka xaafada ah oo aan 2bo kalmadood oo Shirib ah tuuran karin in uu jiro u maleyn maayo.....:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Abwaan, khatar ayaa tahay hadaa Shiribka macaa fahmisid. tell me why do they start in some of the Shiribs by mentioning clan names.

 

Shoqwi, hadee saas tahay. waa inaa Shirib degdeg u barto, as I am a ciyaal xafad too. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this