Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 7, 2012 Labada shilin jeebabkooda loogu shubay ayee ku gadaayaan dhulkeena iyo baddeena. Anagoo waliba xaadir ah ayee damceen si indhasircaad ciyaaleed nagu marsiiyaan. Shuud. I was also wondering that haste meeting in Nayroobi a few weeks ago, why meet in Nayroobi when Xamar and other cities and towns are safer to gather at this time. Now it is clear why the meeting of so-called 'road-map signers' took place in Nayroobi. ________________________ Isbarbardhig: Qodobka 7aad ee labada Dastuur ee ay soo kala diyaariyeen Guddiga Madaxabannaan (Jabuuti) iyo Saxiixayaashii Roadmapka (Nayroobii) Sida ku qoran Q.7aad ee Dastuurka ay so diyaariyeen Guddiga Madaxabannaan Qodobka 7aad Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya : Gobannimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyadda oo idil, oo ay ku jiraan berriga, badaha, jasiiradaha iyo uurkooda hoose, hawadooda sare, iyo geyi-qaaradeedka iyo sidoo kale, dhulka iyo biyo-goboleed kasta oo ku soo biira Jamhuuruyadda Federaalka Soomaaliya, si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Federaalku ansixiyo. Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa laguma xadgudbaan lamana qaybin karo. Sida ay Q.7aad u bedeleen Saxiixayaashii Roadmapka Qodobka 7aad : Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya : Gobannimada Jamhuuriyada Federaalka Somaliya waxay koobeysaa dhulka Jamhuuriyada Federaalka Somaaliya oo idil, oo ay ku jiraan berriga, badaha, jasiiradaha iyo uurkooda hoose, hawadooda Sare iyo geyi-qaaradeedka iyo dhul iyo biyo-goboleed kasta oo ku soo biira Jamhuuruyadda Somaliya, si waafaqsan sharci uu Baarlamaanka Qaranku ansixiyo. Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliyeed waa laguma xad-gudbaan lamana qaybin karo. Dhulka Jamhuuriyada Federaalka Somaliya ee khilaafaadka soohdimaha caalamiga ka dhasha in xallintooda loo maro tub nabadeed iyo iskaashi waafaqsan qawaaniinta Dalka u degsan iyo kuwa Caalamiga ah. Xuduudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya waa xuduudihii ku astaansanaa Dastuurka 1960 ee Soomaaliya. Jihooyinka xuduudaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya: Waqooyi: Gacanka Cadmeed Waqooyi Galbeed: Jabuuti Galbeed: Itoobiya Koonfur Galbeed: Kenya Bari: Badweynta Hindiya Xigasho Indha adeygnimadooda intee Soomaali Galbeed iyo NFD dhiibeen ayee haddana baddii sii dhiiboyaan. Acuudi bilaahi. War waxaan Soomaalinimadooda aawey? Haddii lagu yiri xataa ku dara oo doolarkaan qaata ma saan ayee ugu daraayaan. Don't they also know that the 1960 constitution did not define Soomaali border. It was deliberate move by madaxdii Soomaalidii hore dadkooda iyo dalkooda jeclaa, bad, dhul iyo cirka. There was even a famous saying that came out in the early days of the republic. When a well-known Soomaali leader was asked where the Soomaali border stops at, he said whenever our camels stop. That was how confident they were. La barbardhig kuwa hadda joogo doolar bas u daran. Shuud, shuud, shuud. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 7, 2012 Shame again, even ignoring what they already signed, before doolar la siinin or loo hanjabin. How can they just add whatever they wish -- and just like that. And it says so: Guddoon afti qarameed oo keliya ayaa lagu oggolaan karaa waxkabeddelidda dhulka Jamhuuriyadda Soomaaliya. If it was up to, I wouldn't even add this sentence because dhulka Soomaaliyeed gorgorton ma galo, walaa afti or not. However, since this was written by people they hand-picked why are they ignoring it. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 7, 2012 Tuug tuug dhaley dheh! This was a well organised ploy to steal our oceans and wealth. Those responsible should be held accountable and killed by dil toogasho at Fagaaraha Tarabuunka for all the world to see. First dhul, now bad. Alla ciil badanaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 7, 2012 Dil toogashada 'iskool buluusiyo' lagu qaban jiray, very close to garoonka diyaaradaha Xamar with a little hill. It wasn't Tarbuunka. But yes, you have a point. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 7, 2012 Where is al shabaab when u need them ncncnc Quote Share this post Link to post Share on other sites
sharma-arke451 Posted July 7, 2012 al shabab is the only institution i can trust my nation with, as of now. Bal think over this,,,,,,,, Out of the frying pan, heee,,,,,kuhoobta hee. I mean, at least al shabab will not negotiate up on our land, sea and air. I mean, they are the best choice for our nationhood. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 7, 2012 Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;849121 wrote: Don't they also know that the 1960 constitution did not define Soomaali border. It was deliberate move by madaxdii Soomaalidii hore dadkooda iyo dalkooda jeclaa, bad, dhul iyo cirka. There was even a famous saying that came out in the early days of the republic. When a well-known Soomaali leader was asked where the Soomaali border stops at, he said whenever our camels stop. That was how confident they were. La barbardhig kuwa hadda joogo doolar bas u daran. Shuud, shuud, shuud. If you'd use your mind you'd know that the borders they've written now would be the same if we possessed O.gadenia AND NFD. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 7, 2012 MMA, that's what I meant there. Just couldn't remember the name so I guessed EDIT: Somalia, if we had our lands back, our land border would be different, but our sea borders wouldn't be different. Geesi iga dheh! Admiral Qare: http://somalitalk.com/2011/badda/difaac26.html Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 7, 2012 EDIT: But what's wrong with my comment if he talks about land borders, so am I! Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted July 8, 2012 Who's draft constitution is it anyway? The so-called educated ministers support it while the presidential candidates are muted. Bizzare stuff. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 9, 2012 What would you like the candidates to say, they will have to abide by this constitution, why speak out against it? Quote Share this post Link to post Share on other sites
AYOUB Posted July 9, 2012 I want (at least some of the no-hopers) candidates to make a name by making a stand against this dangerous draft of a constitution or demand changes necessary to make it sonething the people can abide to. Quote Share this post Link to post Share on other sites