Qaranki Posted July 7, 2012 Garowe (RBC) Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa isku tilmaamay inuu yahay shakhsiga ugu khibrada badan marka loo eego siyaasiyiinta Soomaalida ee hadda faraha kula jira talada dalka, sida uu hadalka u dhigay..... http://www.raxanreeb.com/2012/07/madaxweyne-faroole-inta-hadda-joogta-maamulada-dalka-anigaa-ugu-waayo-aragsan-dhageyso/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted July 7, 2012 that's my nigga. :cool: Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 8, 2012 Haddii ay run tahay inuu sidaas yiri, waayo maba dhegeysan, waxaani faan waa dhaafeen oo waa jirro. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Aaliyyah Posted July 8, 2012 titleku ma af carabi baa Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 8, 2012 Aaliyyah;849227 wrote: titleku ma af carabi baa lol arkeysidaa! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Abwaan Posted July 8, 2012 Faroole iyo wiilashiisu Bile qabowsade xaggeey geeyeen bal meel haku sheegeen? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 26, 2012 This man is too modest mashallah. Quote Share this post Link to post Share on other sites
A_Khadar Posted July 26, 2012 I am fasting................ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 26, 2012 A_Khadar;853054 wrote: I am fasting................ Waa runtaa illaahay kuligeen dambigeena ha dhaafo. Ps. Aaliyyah indho waaweynaa wax walba wey arkeysaa:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Taleexi Posted July 26, 2012 Ha la daayo Iimaanku waa marfuucul qalam'e. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Naxar Nugaaleed Posted July 26, 2012 this guy is really an emberrasment Quote Share this post Link to post Share on other sites