Somalia Posted July 7, 2012 Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jabril oo ka hadlayay hadalo kasoo yeerey Dad ku andacoonay in dastuurka lagu daro in Muqdisho tahay caasimada Soomaaliya ayaa sheegey in qolyahaas ay fidmo abuurayaan, Wasiirku wuxuu kaloo sheegey in shaqada loo direy Odoyaasha ay tahay labo qodob oo kaliya oo ah soo xulid Ergooyinka Ansixineysa Dastuurka iyo Iney soo Xulaan Xildhibaanada, lakiin ka hadalka Dastuurka, hadii wax laga saxayo ama eed laga keenayo waxay u taal buu yiri Ergooyinka lasoo xulayo. AUDIO http://puntlandi.com/?p=37614 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 7, 2012 Jimco, July 06, 2012(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan) ayaa si kulul u dhaliilay dastuurka cusub ee loo sameynayo dalka Soomaaliya, wuxuuna faahfaahin ka bixiyay qaabka uu u dhaliilsan yahay dastuurka. Guddoomiyaha oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da ayaa sheegay in Dastuurkan uu yahay mid muddo dheer la qarinayay oo la diidanaa in dadka loo soo bandhigo, hadda oo la soo bandhigayna ay ku arkeen waxyaabo ka dhan ah midnimada Umadda Soomaaliyeed. “Dastuur marka Ummad loo sameynayo waa in lagu qoraa waxa Umadda lagu xukumayo ay dooneyso ee ma ahan in lagu waxyaabo dad dano gaar ah wato ay doonayaan”ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan). Guddoomiyaha oo arrintan ka sii hadlayay waxaa uu sheegay in Dastuurkan ay sameeyeen dad maslaxad gaar ah wata, kuwaasi oo bedelay sida uu yiri qodobbo badan oo ay soo sameeyeen Guddi madax bannaan oo muddo dheer ka soo shaqeynayay dastuurkan. “Dastuurkani kuma qorna Muqdisho in ay tahay caasimadda dalka Soomaaliyeed, Muqdishana waa meeshii mideyneysay Umadda Soomaaliyeed, haddii laga bedelana macnaheeda wuxuu noqonayaa in la kala dirayo Umadda Soomaaliyeed”ayuu hadalkiisa ku sii daray. “Haddii dastuurkani yahay mid la doonayo in shacabka Soomaaliyeed lagu xukumo waa in lagu qoraa caasimadda Soomaaliya in ay Muqdisho tahay, haddiise uu yahay dastuur dad gaar ah leeyihiin iyaga ayaa lagu xukumaa ee shacabka Soomaaliyeed shaqo kuma lahan” ayuu mar kale yiri Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarzan. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo ka gaabsaday in ay sameynayaan dhaqdhaqaaqyo dastuurka ka dhan ah ayaa wuxuu ku celceliyay in ay dalbanayaan in dastuurkan lagu qoro caasimadnimada Muqdisho, wuxuuna madaxda dowladda ka rajeeyay in ay arrintaas gartaan. Dastuurka loo sameynayo Soomaaliya oo aan weli la ansixin ayaa tan iyo markii qabyo-qoraalkiisa la soo bandhigay waxaa uu dhaliyay guux dadweyne iyadoo dad badan oo ka hadlayna ay siyaabo kala duwan uga hadlay. Qabyo-qoraalka dastuurka ayaa ansixintiisa lala sugayaa ergooyin ay soo xuli doonaan Oday dhaqameedyo Soomaaliyeed oo Muqdisho ku shirsan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 7, 2012 “Duqa Magaalada Muqdisho, Ku xigeenadiisa iyo guddoomiyayaasha degmooyinka muqdisho dhamaantood hal beel ayay ka soo jeedaan kumana matali karaan dhamaan umada Soomaaliyeed” Duqa magaalada Garowe ee Caasimada Puntland (Dhagayso). http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2012/07/Duqa-Magaalada-Garowe-ee-Puntland.mp3 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 7, 2012 Why has the capital not been designated in the constitution? http://balcad.com/claahi-fanaxmaxay-tahay-sababta-caasimada-soomaaliya-dastuurka-looga-qori-waayay/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 7, 2012 Absolutely it should, the only city that can replace Xamar is Baraawe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 7, 2012 What is Puntlands stance on this matter? Hadii oo Caasimadda deegaanadooda loo wareejiyo maamul oo soomali oo dhan ku mideysan tahay miyeey hirgelinayaan? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 7, 2012 Puntland's stance is that the federal capital should remain federal meaning the city will belong to no clan and every clan can rule it equally. It doesn't matter whether it is Muqdisho, Baidoa or Kismayo, as long as it is federal. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mooge Posted July 7, 2012 if you didn't hear already, caasimuda will move to Hargeysa. sharif supports this and that is why they left it out in constitution. siilanyo got what he wanted. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 7, 2012 I dont think the capital should be moved to hargeysa out of strategical reasons Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 7, 2012 Somalia well i dont believe in the federal system and its not needed in somalia. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 7, 2012 That's cause you don't believe in peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 7, 2012 No adeer i believe in a centralised political system Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 7, 2012 Sxb, you shouldn't be ashamed, peace is a foreign language to you, I will teach you peace. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Haatu Posted July 7, 2012 The cheek Somalia shows is amazing and endemic from the parts he comes from. Viewing all others as barbaric peace haters and oneself as the righteous who know and have maslaxadda umadda at heart! Federalism is the choice of the few who like the status quo and the division of the people into clannist/tribalist entities that serve the interest of the clan only and no one else. Somalia needs something that unites and fosters the notion of togetherness and brotherhood, not blind division and hatred. This federalism rubbish is only a temporary thing to appease a certain block of society. Come post-August when the constitution goes to the people, the wishes of the masses shall be heard loud and clear! Quote Share this post Link to post Share on other sites