Abwaan Posted July 6, 2012 Maaddeey, qoladan markaad leedahay magacooda maad ugu yeertid? Midda kale Ciidanka dowladdu suuq, shir iyo masaajid iskuma qarxiyaan dadkana mallaayaan, gabdho la soo xoogey ma guursadaan, dadka masaajidka ka soo baxay madaxa kama toogtaan, Shabaabna intaasba way sameeyaan ee car diid! Quote Share this post Link to post Share on other sites
The-freeman Posted July 6, 2012 Abwaan;848905 wrote: Maaddeey, qoladan markaad leedahay magacooda maad ugu yeertid? Midda kale Ciidanka dowladdu suuq, shir iyo masaajid iskuma qarxiyaan dadkana malaayaan, gabdho la soo xoogey ma guursadaan, dadka masaajidka ka soo baxay madaxa kama toogtaan, Shabaabna intaasba way sameeyaan ee car diid! I'm taking bets he'll deny them; ten shillings, who's in? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 6, 2012 The-freeman;848923 wrote: I'm taking bets he'll deny them; ten shillings, who's in? Freeman knowing Maaddey , he won't deny or admit anything, but he will simply make excuse for Al-Shabaab and then he will counter attack Abwaan`s aligation.. anigana toban shillin ayaa iga sharad ah Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 7, 2012 Taas noogu kaadi Showqiyow, mowduuca wejiga ka hadal, weliba su'aasha aan ku weydiiyey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Mario B Posted July 7, 2012 Maaddey, you represent what Allah said in this verse. And when it is said to them: "Make not mischief on the earth," they say: "We are only peacemakers*." [Quran2:11] *Setting things right. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 7, 2012 Masha Allah, you area scholar, keep up the good work!. Quote Share this post Link to post Share on other sites
wyre Posted July 7, 2012 War Ninyahow Gabdhaha La Soo Xoogay Ee La Guursanayo Waa Ghaniimo Wax Fahma Quote Share this post Link to post Share on other sites
Maaddeey Posted July 7, 2012 ^ Uthbut al carsh thummanqish Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted July 7, 2012 Maaddeey;848993 wrote: Taas noogu kaadi Showqiyow, mowduuca wejiga ka hadal, weliba su'aasha aan ku weydiiyey. Maaddeey;848904 wrote: Showqi, xataa anta?. War heedhe waxaad shabaab ku heysato maxay qoladan aad taageersan tahay u sameeyaan?. Hadey saxan yihiin shabaabna waa saxan yihiin and vice versa. Maaddeey, sxb marka hore raali noqo. Su'aashan wey i dhaaftay oo maan arag maadaama ay baalka hoostiisa ku taalay (waan ilduufay). Al Shabaab waji-qariskooda waxaan uga soo horjedaa laba arimood: The first one is Accountability. Hadii askari Al-Shabaab ahi uu khalad sameeyo amaba uu dambi ka galo shacabka waxaa wanaagsanaan lahayd in shacabku ay tilmaami karaan qofkaas amaba ay magaciisa oo saddexan sheegi karaan. laakiin Al-Shabaab afkii baa u duuban 24/7 even when they are conducting the simplest task like patrolling the streets, so I don't trust them "Wixii la qariyo qudhun baa ku jira" The second one is a fear that I have. I feel when Al-Shabaab cover their face they made the criminals easy to dress up like them, cover their faces and commit a horrible crimes to the innocent civilians. I support the Alpha Group to cover their faces but only when they are conducting a dangerous task. Don't get me wrong even though I support the Alpha Group I still want them to carry some kind of Identification like a Badge number so we can identify in case an Alpha soldier misbehaves. PS. Maaddeey I always mentioned that the Alpha Group needs to wear a badge numbers here is the proof http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/65265-Robots?p=835960&viewfull=1#post835960 Quote Share this post Link to post Share on other sites