Dr_Osman Posted July 6, 2012 Photo News: isbadalada Qardho ee sanadkan [sawiro +Warbixin] July 3, 2012 // Faallooyin Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxa ay ka mid tahay magaalooyinka waawayn ee Puntland ,sanadihii ugu dambeeyay waxaa magaalada siweyn looga dareemay horumaro la taaban karo oo la xiriirta dhincayada amaanka,ganacsiga,goobaha waxbarshada,dhismayaasha iyo mashruuca dhiraynta iyo ilaalinta deegaanka oo la oran karo waa deegaanka ugu wanaagsan ee ku haboon dalxiiska iyo deegaanka dalkeena Soomaaliya. Xiliyadan oo kalle magaalada Qardho waxaa siweyn usoo buux dhaafiya boqolaal kun oo qof oo ka yimaada magaalada ganacsiga ee Boosaaso iyo dalka dibadiisa. Cimilada magaalada ayaa siweyn usoo jiitay inta badan dadwayanha kunool deegaanada Puntland iyo qaar ka mid ah gobolada dalka, iyadoona shacabkuna ay siweyn ugu diirsadeen roobaabkii guga ee ka curtay gobolada kale gedisan ee dalka. Puntlandnews24 Qardho Quote Share this post Link to post Share on other sites
Dr_Osman Posted July 6, 2012 Puntlander walking away and contemplating development Quote Share this post Link to post Share on other sites