Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Ministry Of Education Recieve Two Vehicles Including A Mobile Science Van. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

GAROOWE : Wasaaradda Waxbarashada PL oo baabuur lagu wareejiyay

July 5, 2012 5:27 pm GMT - Written by Editor - Edited by Editor

 

Garoowe:-Wasaaradda Waxbarashada Puntland ayaa waxey laba baabuur oo midkood uu yahay Bas loogu talagaley in lagu qaado qalabka lagu tijaabiyo Laybartooriga ee loo yaqaan Mobil Science iyo gaari Laanguruusar ah, waxayna kala wareegeen hay’adda AET.

 

Wasiirkuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada Cabdiraxmaan Diiriye Carab iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maxamed Cabdiwahaab ayaa gaadiidkan kala wareegey Mr. Cabdixakiin oo ah masuulka ugu sareeya ee AET Puntland, waxayna masuuliyiintan u mahadnaqeen hay’adda baabuurta ku wareejisey waxayna sheegeen in ay aad uga faa’iideysan doonaan.

 

Mr. Cabdixakin, ayaa waxa uu sheegey in ay ugu talagaleen in Wasaaraddu ay ka faa’iideysato si bulshada loogu shaqeeyo.

 

Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo hay’adda AET ayaa si wadajir ah uga wadashaqeeya arimaha Waxbarashada Puntland.

 

Puntlandpost.com

 

c42-450x342.jpg

c5-450x342.jpg

c6-450x342.jpg

c71-450x342.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this