mahad yare Posted July 6, 2012 Warar si hoose loogu soo dusiyay Xafiiska Shacabkamedia ee Hargeysa,ayaa sheegaya in dhamaadka Bisha July,la filayo inuu Magaaladda Hargeysa booqasho ku soo gaaro Madaxweynaha Dawladda KMG-ah Sheekh Shariif,inkastoo hadii ay arintani aqbasho Somaliland ay dhabar-jab ku noqoon-doonto ictiraafkii ay raadinayeen mudada 22-ka sanno. Docda kale wararku waxaa ay sheegayaan in ay jiri karto in uu Madaxweynaha Soomaaliland Siilaanyo isna tago Muqdisho basle warkhtigaasi lama hubbo lamana shaacin sida ay u dhici doonto booqashadiisa. London waxaa ka dhacay shir caalami ah oo ay yeesheen Madaxda Soomaaliya iyo Soomaaliland kaasi oo looga wada hadley arimaha labbada dhinac, oo mudo badan uu jirey gooni isutaag ay dooneysey Soomaaliland waxaana wada hadaladaasi ka dhashey arimahan oo dhan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2012 Stuff and nonsense. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted July 6, 2012 odey xx dhee welcome the legitimate president of somaliland. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 6, 2012 XX to visit Mahad Yare's home at the end of this week Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted July 6, 2012 Xaaji Xunjuf;848695 wrote: Lol@ Che:D odey xunjuf isku xishood. dhee waa madaxweyne somaliland ee sifiican u so dhawey. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2012 Horta sheikh dalxiis xita bisha ugu danbeysa eeh u si joogo diyaarad kama degeyo 2 days ago he was in rwanda now he is in sudan this guy is never in Mogadisho, hargeysa muxu ka doonaya he needs to prepare for the elections start bribing the MPS Saaxib socodka yare. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted July 6, 2012 Xaaji Xunjuf;848697 wrote: Horta sheikh dalxiis xita bisha ugu danbeysa eeh u si joogo diyaarad kama degeyo 2 days ago he was in rwanda now he is in sudan this guy is never in Mogadisho, hargeysa muxu ka doonaya he needs to prepare for the elections start bribing the MPS Saaxib socodka yare. waryahay waa siday? nin oo tolkaga ah wa in aa so dhaweysa. hargeisa iyo mogdishu wax baa ka dexeeyo? ee iska daa ki waalnaa ee ladhehe jiray warabe. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2012 Tolkay wamaxay waxaasi sh sharif goormu tolkay noqday now you are just taking the piss kid. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted July 6, 2012 mahad yare;848698 wrote: waryahay waa siday? nin oo tolkaga ah wa in aa so dhaweysa. hargeisa iyo mogdishu wax baa ka dexeeyo? ee iska daa ki waalnaa ee ladhehe jiray warabe. Xaaji Xunjuf;848699 wrote: Tolkay wamaxay waxaasi sh sharif goormu tolkay noqday now you are just taking the piss kid. walle waa sheeko cajiib ah. yaa maxaatiri. bal dageeyso adeer kaa. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2012 ^^ Waxasi wa nonsense kan ilka la wax ba ma oga roxaantan u ka sheekeynayo maxay ahayeen dadkan u ka sheekenayo wa wax aynan waligeen hore u maqlin:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted July 6, 2012 Xaaji Xunjuf;848704 wrote: ^^ Waxasi wa nonsense kan ilka la wax ba ma oga roxaantan u ka sheekeynayo maxay ahayeen dadkan u ka sheekenayo wa wax aynan waligeen hore u maqlin:D Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted July 6, 2012 ^^^ awoowe adaa og waxaa kunacday tolkaaga. cajiib. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted July 6, 2012 speaking of teeth, run mise been, your enclave has them by the dozens? a real southern experience noh! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2012 ^^ Mahad Yare these people are not Somalilanders wa dad magacyo quruumo kale leh oo aad mooda inu ceel ka so heley marka they are absolutely not related to me aan ahayn Magaca Somaali. Quote Share this post Link to post Share on other sites