Saalax Posted July 6, 2012 Ali khalif khudbad dheer oo 29 minutes ah oo uu ka jeediyey conference kee xalay(cod) “Shacabka iyo maamulka puntland way kala duwan yihiin oo shacabku waa inala dhasheen hadaladaasi yaan la’idinku beer laxawsan. maamulka iyo shacabku waa isku mid waana cadowga ***********. Arinka waa lawada dhashay yeysan CONFUSION inagu abuurin’ ali khalif galaydh July 3 2012 Sida aad dhagaysan doontaan anaga oo aan wax goyn, waxana ku darin khudbada Dr. ali khalif muhiimadeeda ama qodobada uu ku nuux nuuxsaday waxay ahaayeen sidan: Dhulbahantoow yaan la’idinku beer laxawsan Maamulka puntland ayaa xun ee dadka weynu wada dhalanay, xaqiiqada jirtaa waa maamulka iyo ********** waa isku mid, waana cadowga ***********, waxba yaan hadalkaa la idiku beerlaxawsan waa strategy cusub in waxaa la’inagu mashquuliyo. dadbaa idinku akhriyaya waynu wada dhalanay, war waxaa yaan la’idinku beerlaxawsan. Shacabka SSC waa dad aan waaqici ahayn (naive ) ama markii hore expectationkoodu badnaa( waxay filayeen ) markaa waa in dadkan loo sheegaa in arimuhu intaa ka qoto dheer yihiin. kalshaalenews waxay Dr. ali weydiinaysaa, Dr. Ali shacabka reer SSC waxa kaliya ee expectionkeedu ahaa iminkana yahay waa in maalin qudha ay arkaan wax muujinaya yidi diilo haba yaraatee in kooxda aad horjeegaha u tahay ay diyaar u tahay ama ku hamiyeyso xoraynta laasaanod. su’aashu waxa weeye hadii shacabka *********** oo aad ka uruursateen malaayiin dollar idin weydiiyaan sababta laasaanod loo xorayn la’yahay, arinkaasi shacabka *********** ma waxay ku noqonayaan dad aan waaqici ahayn oo aan waxba kala ogayn? Lacagta soo shuba, laasaanodna ha’iweydiinina, hadii aad i weydiisaana waxaan idinku shaanbadaynayaa in aad tihiin dad aan waxba ogeyn Dr. Ali taasi ma qabataa ***********? qodobka sadexaad ee uu ka hadlay waa in Xamar dadka jooga ee arimaha siyaasada u jooga loo sameeyo dhaqaale loogu talo galay, wuxuuna tusaale u soo qaatay berigii uu Jabuuti shirka kaga qayb galay wuxuu yidhi anagaa qaadka bixinaynay, laakiin iminka anigoon lahayn dhaqaale qaad keena, hadana runtu waxay tahay dhaqaale la’aantii iridaha siyaasadu kaa furmi maayaan. markaa waa in loo qoondeeyaa dhaqaale dhinaca Muqdisho. Qodobka kale ee xusida mudan waa isaga oo yidhi hadal la odhankaro wuxuu toos u xasuusinayey Mudane Axmed Karaash in wakhtigiisii dhamaaday isagoo leh, ” hadalkii Madaxweyne Indhosheel wuu i dhaafay” Ali khaliif hadalkaas wuxuu toos ugu socday ama u xasuusinayey Axmed karaash in uu isu diyaariyo in uu xilka wareejo hadii uusan wareejina toos isagu uga xayuubinayo. Dhagaysi wacan: Qaybtii 1: AliK4mp3 Qaybta:2 AliK3_part_part waxaa kale oo aanu idiin soo gudbin doonaa: General Axmed Ali Abokor, Col. ahmed shukri, Dr. abdikarim Jama iyo rag kale oo bada Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted July 6, 2012 http://www.kalshaalenews.com/?p=8895 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Che -Guevara Posted July 6, 2012 You are taking break from habar conference? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted July 6, 2012 http://taleex.net/ Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2012 Interesting professor cali khalif wants more money from the diaspora to fund the khatumo agents in Kenya other than that he made it clear that the garowe clan enclave is a big time enemy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 6, 2012 Original edit: The man who is not occupying land is the enemy. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2012 ^^ are you saying tukaraq is not occupied by you're militia? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 6, 2012 The people who are "occupying" Tukaruq are FROM Tukaruq. Also, why is he so focused on Puntland instead of Laascaanood, that's why Khaatumo movement will get no support and the reason that even other parts of SSC has abandoned this fake movement. They are attacking small tuulooyin instead of trying to free their land and are continually dividing the people of SSC. It's a political scam not needed in the region. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted July 6, 2012 ^^ Are you saying tukaraq isn't their territory are you saying they shouldn't fight for tukaraq just because its a small town, For Khatumo Somaliland Puntland is the same. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 6, 2012 I'm saying they should focus on fighting their real enemy who occupies their FREAKING capital instead of going after a small checkpoint. It shows the mentality of a broken movement. I just hope SSC wakes up to this sooner rather than later before this Khaatumo movement destroys whatever chance there is left for help from supporters. Quote Share this post Link to post Share on other sites