oba hiloowlow Posted July 1, 2012 Calankii sareeyee rabbigay na siiyee lixdankii la saaroow samahaaga calanyohow waataan sanadda badan sidka dhalay ku maaloo dadka ugu saraynee inkastoo sursuur iyo salow iyo colaad iyo mudo saxal ku soo maray ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa sidaad beri ahayd iyo sumacadaadi waa hore ku soo noqoto sebenkaad dayax guudkii saarayd oo soomaali toostaa gacmaha isa saaraan oo sidigti maandeeq sama loo wadaagaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kugu ool aan kaa eegto samadee calanyohow surrow oo weligaaba saarow Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad Sumaddaan lahaynoow allow aadan siganoo cadow layga kaa siin sagal iyo daruuroow sahan noo maqnaayoon ku sugeyney khayr iyo saadaal barwaaqoow inkastoon samaanadan siigaan sidoodii salow yaacnay badankeen ma samrine sedkaygoow rabbi waxaan ka sugayaa shacabkii salkacu galay inay soo noqdaanoo ay sabad barwaaqaa Soorta ay wadaagaan wixi soof la kala dhacay laysu saamaxaayoo sebigiyo agoomaha sama loo daryeelaa saatir aan ku mahadshoo adoon siigo kuugu ool kaa eegto samadee calanyohow surroow oo weligaaba saaroow rabbi saxarka kaa qaad Aamiin, Aamiin, rabbi saxarka kaa qaad Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 1, 2012 http://youtu.be/YbW3JtFHeBk" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO: July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia Daawo Sida Qiimaha Iyo Quruxda Badan Ee 1july Oo Ku Aadan Maalinta Xornimada Umada Somaliyeed Qaadatay Sidii Looga Xusey Maamul Goboleedka KHaatumo Of SOmalia (Daawo Sawiro+Warbixin Koban) Buuhoodle(Allssc)Waxaa maanta laga xusay magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn, Si qiimo iyo Qaayaba leh 1july oo ku aadan xornimada somaliya , Munaasibad qiimaha badan ee 1july ayaa maanta ka dhacday magaalada Buuhoodle, Yadoo halkaasi ay bulshadu iskugu soo banaanbaxeen Garoonka wayn ee xabado Studiem. Halkaasi oo ay kasoo qayb galeen dabaal degan 1july Golaha madaxtooyada Khaatumo madaxweyne mudane Maxamed Yuusuf Jamac‘ Wasiirka Wasaarada Arrimaha gudaha ,Yaasiin Axmed sulub’ sidoo kale iyo madax badan oo ka socota maamulka Khaatumo State Of Somalia. Hadaba Wixii Vedeo Ah Waxaan Idinkula Socodsiin Doonaa Wararkayaga Danbe Daawo Sawirada Hoose July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 1, 2012 My Country Somalia, Happy Independence, Happy Union Day http://youtu.be/vXzUhth-a6g" frameborder="0" allowfullscreen> VIDEO:Munaasibad 1 Luulyo, KHudbadii MadaxWeynaha KHaatumo State, Iyo Ciyaarihii Kubada Cagta ee Darwiish, Hilaal, & TogSol July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted July 1, 2012 Wadankii Amxaaro iyo Bantu baa heesata, we are not independent! Unhappy independence day to you all! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted July 1, 2012 Happy independence day to Somalia! <<< Check out my avatar i'm always in the blue mood nothing changes for me. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Bluelicious Posted July 1, 2012 Somalia;847040 wrote: Wadankii Amxaaro iyo Bantu baa heesata, we are not independent! Unhappy independence day to you all! True but be a lil more hopeful and join them if you can't beat them since this is about the past not the present. Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted July 1, 2012 Liibaan bro keep it coming Somalia gtfo the door is --------------------------------------------------------------------------> Quote Share this post Link to post Share on other sites
Nin-Yaaban Posted July 2, 2012 "Awguuriyo". There fixed for u. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 2, 2012 oba hiloowlow;847076 wrote: Liibaan bro keep it coming Thank you Brother Oba Hiloowlow Quote Share this post Link to post Share on other sites
Liibaan Posted July 2, 2012 Maamul-Goboleedka KHaatumo State oo Si Wayn Looga Xusay Munaasabadda 1-da Luulyo Iyo Madaxda Maamulka Khaatumo oo Shacabka KHaatumo State Dabaal Daga Kala Qayb Galay Waxaa saaka ka bilaabatay guud ahaanba magaalada Buuhoodle dabaal dega munaasibada 1 Luulyo waxaana dhamaan shacabku isaga kala yimaadeen dhamaan Xaafadaha ku yaala magaalada Buuhoodle. Ugu danbayna waxay isugu soo biyo shubteen Garoonka Kubda Cagta ee Xabado Stadium halkaasi oo lagu soo bandhigay Gabayo, Dabaaldegyo, Buraaburo Qiiro leh,& Qudbado dhinacyo badan taabanay kana turjumada Xuska Maalintan Qaran. Waxaa Halkaas ka hadlay Qaar kamida shacabwayna kudhan magaalada Buuhoodle waxay siwayn ucabireen dareenkooda farxadeed ee ku aadan Xuska Maalintan Qaran. Sidoo kale Waxaa Halkaasi Wacdaro ka muujiyey Xubahadan Haweenka Gobolka Cayn oo soo ban dhigay Buraan buro qiimo leh oo ay kaga qayb qaadaneeyeen munaasibadan siwayna dadku ay ula Dhaceen. Dhankooda waxaa Munaasibadan Qayb wayn kala qaatay Shacab waynaha Masuuliyiin & Madax katirsan Maamulka khaatumo State oo uu hogaaminyey Madaxwayne Maxamed Yuusuf Jaamac {Indha Sheel}. Waxaana halkaas madaxdu ka jeediyey Qudbado ay dhinacyo badan taabanayey oo loogu talagalay Xuska maalinta Qaran ee 1 luulyo oo ah maalin ku wayn dhamaan umada Soomaaliyeed. Sidoo kalana Madaxwaynaha oo Munaasibadaas ka hadalyey Ayaa Carabka ku dhuftay Shaqaaqooyinka kataagan Deegaanka docmo waxuuna sheegay inay wafdi balaadhan halkaasi udirayaan. Abwaan Suusle oo kamida abwaanada deegnada khaatumo ayaa isna halkaasi kusoo bandhigay Gabay Cajiiba oo uqaaday Calanka Jamhuuriyadeena Soomaaliya. Gagaba gabadii Munaasibadan ayaa waxaa halkaasi ka hadlay Siwayna dareenkooda farxadeed umuujiyey dadwayne tirabadan iyadoo dabaal degyaduna Saacadaha soo socda lafilayo inay kabilowdaan Hoteelada & Qabha kale ee magaalada Buuhoodle. .Maxamed Cismaan C/nuur Xaashi July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia July 1, 2012 - Maalintii Midnimada Qaranka Soomaaliya - Buhoodle, KHaatumo State Of Somalia Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted July 1, 2013 Hambalyo iyo boggaadin Kowda Luulyo. Si wacan u ciida Soomaaliweyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Alpha Blondy Posted July 1, 2013 dear reer Somalia, congratulatory best wishes for your 53rd anniversary of independence. mabrook. let's hope the situation of your country improves inshallah. on behalf of the Somaliand people, we are sending you our deepest felt hambalyo and brotherly love. congratulations. Quote Share this post Link to post Share on other sites