Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Somaliland President Axmed Siilaanyo meets ssc rebel leader Xaglatoosiye+PICS

Recommended Posts

'Liibaan';846922 wrote:
In the past, Governor Siilaanyo and his Somaliland faction rejected to meet President Sheikh Shariif and the former SSC/Khaatumo Leader XaglaToosiye . Right now, it seems Siilaanyo is willing to meet with other leaders from Somalia like Sh Shariif and Xaglatoosiye. Good for Somalia and KHaatumo State.

Yes its good that Sh sharif and President Siilaanyo start talking, but the difference is the international community called for the talks between Somaliland and Somalia. But this is a whole different issue its good that ssc leader is talking to president Siilaanyo wa ariin fiican oo so korordhay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Dubai, June 2012

 

http://youtu.be/zo7DPAty8kw" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Dubai, June 2012

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

Dubai, June 2012

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Dubai, June 2012

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

115.jpg

Dubai, June 2012

 

37.jpg

Dubai, June 2012

 

29.jpg

Dubai, June 2012

 

131.jpg

Dubai, June 2012

 

191.jpg

Dubai, June 2012

 

92.jpg

 

Dubai, June 2012

 

 

66.jpg

 

Dubai, June 2012

Share this post


Link to post
Share on other sites

Liibaan, lets be honest Mr XT seems to be a goner, I know you want to believe otherwise but the guy broke the golden rule of Khatumo which was not to talk to SL unless it accepts KH. Its Khatuma's failure not to accommodate this angry young man who was more effective with his SSC than the current KH.

 

Look at the pics, the body language between him and Ali Khalif, the guy was not happy.

29.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

War Deg Deg AH:-Waa Maxay Kulamada Hoose Ee Xaglatoosiye Iyo Siilanyo Ku Dhexmaraya Hotelka Uu Ka Degan Yahay Siilaanyo Dubai Ee Uu Ku Qaabilay Saleeban Ciise Axmed Kaar(Warbixin+Sawiro)

Buuhoodle(Allssc)Siilaanyo waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL ee magaaladda Dubia, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye), Oo ay isla qaateen inay ka wada shaqeeyaan Xasilooni la’aanta gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Buuhoodle.

Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa magaalada Dubia ka soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Siilaanyo Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) Oo ka mid ah weftiga madaxweynaha ee ku sugan dalka Imaaraadka carabta, waxaanu war-saxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:-

“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Waxa uu maanta ku qaabiley Qasriga uu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL, Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye).

Siilaanyo iyo Xaglotoosiye waxay ka wada hadleen sida ay deegaanada Buuhoodle iyo qaybo ka mida Sool ay u hanan karaan Maamulka Somaliland.

Ugu danbayn waxa uu Siilaanyo balan qaaday inuu dhiniciisa soo dhawaynayo dedaalka lagu soo Af-jarayo khilaafka jira oo dhan, wuxuuna Xaglatoosiye kula dar-daarmay inuu si dhakhso ah uga hawl-galo Cabudhinta Maamulka Siilanyo ku hayo gobolada SSC kala qayb qaato Xaglotoosiye.

Hadaba waxaan filaynaa in badan oo ka mida Jaaliyada reer Khaatumo State Of Somalia oo magac iyo sumcad ba siin jirtey Saleebaan Ciise Axmed Kaar, Dalka Gudahiisa Gobolada SSC inay halkaasi kalsoonida kala noqondoonaan !!!!!!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Khatumo and SL are regional neighbors and they need to cooperate with matters of their mutual interests. As far as I'm concerned Mudane Xaglotoosiye is not part of the current administration of Khatumo thus, his personal dealings don't have that much of a weight methinks. Khaatumo is bigger few individuals like all other administrations.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

LOL LOL, dhadkaan max heesta!!!!! Sii soco, soo soco, wadaadad ayaa liiqi at this rate!!

 

Xabsadey is due for a switch soon miyaan aheyn :P

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

This is good news. Even thought it's not really suprising, Somali wax weyn iskuma heysato, cadiifado soke mooyaane.

 

Khatumo will merge with Somaliland, its a matter of weeks. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Fursadaha Nabadda Iyo Caqabadaha Adkaysiga u baahan! Faallo Cumar M. Faarax

 

July 1st, 2012

 

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyeen Wasiirka wasaarada Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Guddoomiyaha Xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Sabtidii todobaadkan Huteelka weftiga madaxweynuhu degan yahay ee MINA-SALAAMA HOTEL magaaladda Dubai kula kulmay Guddoomiyaha ururkii Somaliland diidka ahaa ee SSC Mr. Saleebaan Ciise Axmed Kaar (Xaglatoosiye). Kulankaas oo ay ku faaqideen sidii ay uga wada shaqayn lahaayeen nabad-gelyada iyo xasilinta gobolada Sool iyo Buuhoodle.

 

Kulankan waxa uu ahaa mid qorshaysnaa oo muddaba laga shaqaynayay oo qeyb ka ah in dedaaladda xukuumadda Somaliland ay ku doonayso inay nabad gelyo ku kasbato ashkhaasta iyo kooxaha nabad diidka ah ee ka soo jeeda gobolada Sool iyo Buuhoodle.

 

Qasdiga xukuumadda uu Hoggaamiyo Madaxweyne Siilaanyo ay ka leedahay nabadeynta iyo gogoshada nabadda ee uu iclaamiyay bilowgii bishii August 2010, dhawr maalmood ka dib markii uu la wareegay xilka madaxtinimaddu waxa uu daaran yahay sidii deegaamadaasi oo xaga horumarka iyo kaabeyaasha dhaqaalaha ka hooseeya gobolada kale ee dalka looga fulin ahaa mashaariic waaweyn oo lagu horumarinayo adeegyada ijtimaaciga ah ee bulshadda daruuriga u ah.

Waxa xukuumadda Somaliland-na la gudboon inay taageero dhinac walba leh la garab istaagto siyaasigan si ay uga saacido inuu ummaddiisa u soo jiido.

 

Ahmiyaddii Kulankan

 

Kulankan madaxweynaha Somaliland la yeeshay Guddoomiyaha Ururka SSC Saleebaan Xaglo-toosiye, waxa uu furre u noqon karaa jidka loo marayo in wada hadal lagu dhameeyo tabashooyinka beelaha Sool iyo Buuhoodle. Waxaana haddii uu si ficil ah u dhaqan geliyo Hoggaamiyaha SSC qodobadii ay ka wada hadleen Hoggaamiyaha dalka ay suurto-gal ka dhigaysaa in Somaliland ay wax ka bedesho jawigii hore oo ay galaan gal u yeelato in xubno kale oo ka mid ah kooxaha nabad diidka ahi ay ku soo hirtaan inay qoriga dhigaan oo ay ka qeyb galaan dedaalada nabadda.

 

Sidoo kale, waxa uu Saleebaan Xaglo-toosiye oo ah siyaasi qurbo joog ah, waxa uu nabadda ku qancin karaa qeybo badan oo ka mid ah qurbo-jooga colaada iyo dagaaladda ku bixiya dhaqaalaha adag ee lagu mustaqbal tirayo dhalinyaradda iyo ubaxa gobolada ay ka soo jeedaan. Kuwaasi oo ah dadka tacab khasaarka u weyni ku dhacay.

 

Fursadaha Iyo Caqabadaha ka hor imana kara Saleebaan Xaglo-toose

 

Hoggaamiyaha SSC oo ah nin dhalinyaro ah waxa la gudboon inuu u babac-dhigo, adkaysina u yeesho caaridad xoog leh iyo mixnad aan yarayn oo ay dedaaladiisa nabadda iyo aragtidiisa togan ay kala hor iman karaan kooxda khaatumo seeg ee Cali Khaliif Galaydh uu samaystay iyo makasta la hubeeyay ee saarka qabyaaladda looga faa’iidaysanayo xoogooda dabka lagu gurayo.

 

Waxa uu u baahan yahay inuu juhdi badan geliyo oo uu la yimaado istaatajiyad uu ku qancin karo maxasta iyo dhengagaalaha. Waa inuu kaashadaa aqoon-yahanadda nabadda u bohol yoobay iyo waxgaradka deegaamadiisa uu door bidayo inay kaalin ka qaadan karaan tubta nabadda.

 

Haddii uu ka jibo keeno 50% inuu hanto bulshada deegaankaasi waxa uu noqon doonaa xidig weyn oo lagu talo taashka nabadda. Waxaanu noqon doonaa siyaasi meeqaam sare ku yeesha siyaasadda Somaliland.

24-kii saacadood ee la soo dhaafay waxa kooxaha durbaanka colaada u googa’ay ay mareegaha kooxda Khaatumo ay Saleebaan Xaglo-toosiye ka qorayeen maqaallo aflagaado ah oo ay ku naqdiyayeen kulankii uu la yeeshay Madaxweynaha Somaliland.

 

Si kastaba arrintu ha ahaatee waxaan Hoggaamiyaha SSC horyaala inuu ku adkaysto dariiqa nabadda oo uu ahmiyad weyn siiyo sidii bulshadiisa uu u halgamayay isagoo nolol wanaagsan ku haystay dalka Maraykanka uu gaadhsiiyo himilooyinka nabadda.

 

Waxaanan qormaddan ku soo khatimayaa maah-maahda Soomaaliyeed ee tidhaahda “RAGANIMADDU WAXAY KU JIRTAA MEEL CIDHIIDHYOON.”

Share this post


Link to post
Share on other sites

what will they say when Glaydh runs as vice president of somaliland...???? it's in the works,he already start campaigning for nxt election.

 

the few that don't want peace can grab their belongings & move to Mogadishu...happy suffering there!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this