Sign in to follow this  
Dr_Osman

The Dr Calls For Preserving Puntland's Environment Diversity. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Photo News: Dhaqashada Geela oo Umada Soomaaliyeed aad qaali ugu ah.

Posted by Puntlandi on June 28th, 2012

 

Garowe(puntlandi.com) Umada Soomaaliyeed waxay caan ku tahay dhashada Xoolaha gaar ahaana Geela oo ka mid ah ilaha dhaqaale ee ugu muhimsan wadanka. ( Hoos ka daawo sawirro aad u qurxoon oo farabadan)

Umada Soomaaliyeed waxay aad u taqaan dhaqashada xoolaha gaar ahaana Geela oo ay muhiimad gaar ah siiyaan islamarkaana ay ku qiimaystaan ama u isticmaalaan wax ku qaybtanka magaha iyo arrimaha la midka ah.

 

Puntland waxay ka mid tahay meelaha lagu dhaqdo Geela ugu badan ee Soomaaliya, sidoo kalana Caalamka looga dhoofsado.

 

Hadaba Warbaahinta Puntlandi.com waxay idiin soo gudbinaysaa Muuqaalo aad u qorxoon oo aanu idinkaga soo diyaarinay mid ka mid ah xeryaha Geela lagu dhaqo ee reer miyiga gobolka Nugaal oo aanu booqasho ku tagnay.

 

Hoos ka daawo Sawirro aad u farabadan:-

 

27.jpg

28.jpg

29.jpg

30.jpg

31.jpg

33.jpg

34.jpg

35.jpg

36.jpg

37.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Daawo muuqaalka beeraha degmada Isku-shuban ee gobolka Bari [sawiro]

 

Updated:- 14 hours ago| 11 Commnets

 

Muuqaaladani waa kuwo muujinaya bilicda degmada Isku-shuban oo kamid ah degmooyinka ugu qadiimsan gobolka Bari iyo guud ahaan Puntland.

 

Isku-shuban waxay caan ku tahay tog dur dur ah oo abaar iyo doogba aan gurin iyo beero waaweyn oo ay ka baxaan dhamaan noocayada kala duwan ee khudaarta.

 

Mohamed Salat

Horseed Media

 

DSCN3740-640x480.jpg

DSCN3715-640x480.jpg

DSCN3673-640x480.jpg

DSCN3690-640x480.jpg

DSCN37151-640x480.jpg

DSCN3628-640x480.jpg

DSCN3722-640x480.jpg

DSCN3623-640x480.jpg

DSCN3656-640x480.jpg

DSCN3721-640x480.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Sawirka maanta: Ma dhab baa waqooyi bari Soomaaliya waa saxare?

Updated:- 24 hours ago| 13 Commnets

 

Gobolada waqooyi bari ee dalka Soomaaliya oo ah dhul juqraafi ahaan Saxare u eke ah, waxay hadana caan ku yihiin dhul daaqsimeed xiliyada barwaaqada aad u qurxoon iyo dooxooyin ay suurtagal tahay in inbadan oo dadka kamid ahi aysan rumeysan in sida sawirkan hoose ka muuqata ay u eg yihiin.

 

Su’aasha isweydiinta mudan ayaa ah: suurtagal ma tahay in marka laga yimaado xiliga barwaaqada uu dhulku sidan oo kale sii ahaado? hadiise ay suurtagal tahay sidee looga dhigi karaa?

 

Goobta sawirkan laga qaaday iyo faaladiisuba waa dhanka akhristayaasha.

 

Sawirka-maanta-640x360.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Boosaaso: Daawo muuqaalka Biyo-kulule ee maalinta Jimcaha [sawiro]

Updated:- 8 days ago| 13 Commnets

 

Deegaanka Biyo kulule oo magaalada Boosaaso dhinaca bariga qiyaastii dhowr iyo toban KM kaga beegan wuxuu qayb ka yahay goobaha loo dalxiiska tago ee ku yaal Puntland iyo guud ahaan Soomaaliya.

 

Biyo kulule oo asaaskiisa laga joogo muddo 2 qarni ku dhow xiligaas oo ahayd 1835-tii waxay caan ku tahay sida magaceedaba laga dheehan karo il ay biyo kululi kasoo burqadaan.

 

Biyahaas oo ay in badan oo dadka kamid ahi aaminsan yihiin inay caafimaadka u wanaagsan yihiin ayaa waxaa maalin walba u damaashaad taga boqolaal qof oo qurbe joog, dhalinyaro iyo dad waayeel ah u badan.

 

Horseed Media oo ah warbaahin jecel in bahda ku xiran ay mar walba usoo gudbiso quruxda iyo horumarka guud ee dalka, waxay maanta oo jimce ah halkan ugu soo bandhigaysaa muuqaalo muujinaya bilicda deegaan dalxiiseedka qadiimiga ah ee Biyo kulule.

 

Mohamed Salat

Horseed Media

Bosaso

 

IMG_1088-640x426.jpg

IMG_1115-640x426.jpg

IMG_1107-640x426.jpg

IMG_1120-640x426.jpg

IMG_1112-640x426.jpg

IMG_1118-640x426.jpg

IMG_1109-640x426.jpg

IMG_1192-640x426.jpg

IMG_1239-640x426.jpg

IMG_1240-640x426.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this