Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Govt Begins Ambitious Road Project In Baargaal, Hafun, Eyl, And Jariban

Recommended Posts

Dr_Osman   

Hay'ada wadooyinka Puntland oo wadooyin cusub ka bilabaysa deganada fog fog

Madaxda ugu saraysa hay'ada wadooyinka Puntland ee PHA ayaa shaaca ka qaaday inay wadaan mashruuc ballaaran oo wadooyin loogu dhisayo deegaano xeebeedka Baargaal ,Xaafuun ,Eyl iyo Jariiban.oo dhaca Mandaqada Puntland.

 

Gudoomiyaha Hay'ada wadooyinka Puntland .Eng.Xasan Cismaan Cali oo warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa ayaa shaaca ka qaaday inay mudooyinkaani danbe bilaabi doonan mashruuc wadooyin loogu samaynayo deegaanada ka fog laamiga,arintaasi oo u ku tilmaamay inay qayb ka tahay dadaalada ay ugu jiraan sidii wadooyin wanaagsan u heli lahaayeen dhul xeebeedka Puntland.

 

Wuxuna isagoo sii hadlayay hadal kiisa ku daray agaasimaha hay'ada wadooyinka ,mashruuci lagu dhisayo afarta wado ee degmooyinka xeebaha kulaala dhaqaalihii ay ku deeqday dowlada maraykanka iyadoona dhaqaalaha loogu soo hagaajiyay Hay'ada DIA oo dalka ka howl gasha,waxaana loogu tallo galay inay lagu kaabo sidii loo horumarin lahaa wadooyinka aada deegaanada laamiga ka fog.

 

Eng.Cismaan sidoo kale waxa uu ka hadlay qorshaha hayadiisa ay ka damacsantahay dayactirka wadada laamiga ah ee magaalooyinka waaweyn isku xirta oo uu cadeeyey in intii tabartooda ah ay hagaajinyaan isagoona ku darey in haatan WFP ay hawlo ka wado qaar kamida wadooyinkaasi.

 

Mashruucan wadooyinka loogu sameynayo deegaan xeebeedyada Puntland ayaa ah mid lagu dhiirigelinayo dadka deegaanka oo ku guuleystey inay iska saaraan kooxihii burcad badeeda ah oo horey deeganadooda u dhigtey fariisinada.

 

Dunidaonline.com

Garoowe-Puntland

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Puntland to upgrade Bosaso-Garowe highway

 

June 28, 2012

 

The Puntland government began repair work Wednesday (June 27th) on the highway between Bosaso and Garowe, UN-funded Radio Bar-Kulan reported.

 

Puntland Highway Authority Director Hassan Osman Ali said that the first phase of repairs will focus on a section of highway between Bosaso and Mermerka, which was badly damaged by recent rains. Later work will improve the remaining stretches of highway.

 

The highway authority previously repaired the Galkayo-Garowe highway, including the road between Jalam and Kalabayr.

 

Ali said that the highway authority also has plans to build roads linking coastal towns to the main highway, Garowe Online reported.

 

"The project, when completed, will finally make coastal towns in Puntland accessible to travellers," he said. The project will build roads to towns such as Bargaal, Hafun, Eyl and Jariban, which have been inaccessible due to virtually non-existent roads.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this