Somalia Posted June 29, 2012 Dubai(Pi) Madaxweynaha Dowlada KMG ah Shariif Sh. Axmed oo Xalay ka qayb galay Xaflad ka dhacdey Dubay ayaa khudbadiisa kusoo qaatey Soomaaliland iyo rabitaankooda gooni isutaaga wuxuuna Madaxweyne Shariif Yiri “Shacabka Soomaaliland ha iska ilaaween gooni isutaaga, waa iney waxla qaybsadaan Soomaaliweyn, Wadahadlka aan ku baaqneyna waa iney taageeraan.” Hadalka kasoo yeerey Madaxweyne Shariif ayaa u muuqda in Madaxda Soomaaliland ay ka quusteen gooni isu taaga balse ay ku adagtahay iney Shacabka Gobolada waqooyi ka dhaadhiciyaan in arintii lagu balamay ee gooni isutaaga ay ceel dheer ku dhacdey. Madaxweyne Shariif oo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri “Waxaan u sheegayaa shacabka Waqooyiga Soomaaliya in Xukuumada KMG ah diyaar u tahay iney xaliso waxa ay tabanayaan, iyana laga rabo iney ka shaqeeyaan Soomaaliweyn sidii laisugu keeni lahaa”. Madaxweyne Shariif oo kudbad dheer ka jeediyey Xaflad ay Jaaliyada Soomaaliyeed u soo qabanqaabiyeen ayuu uga xog waramay hanaanka geedi socodka iyo meesha uu marayo oo uu sheegey inuu meelwanaagsan marayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted June 29, 2012 the old geyser needs to go. he's bad fore sl. Quote Share this post Link to post Share on other sites
faarah22 Posted June 29, 2012 shut up and change your avatar before you badmouth our president. Quote Share this post Link to post Share on other sites
mahad yare Posted June 29, 2012 faarah22;846625 wrote: shut up and change your avatar before you badmouth our president. sayid*somal, the avatar is mind because i'm from PL but you already know. Quote Share this post Link to post Share on other sites