Somalia Posted June 29, 2012 Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan shirkii ay madaxweyneyaasha dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Somalilan shalay magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraatka Carabta ku yeesheen. Dr Faroole oo u waramay laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ayaa tilmaamay in shirkaasi uu gaar u ahaa Shiriif iyo Siilaanyo islamarkaana uusan ahayn mid ay umadda Soomaaliyeed dani ugu jirto. “balan gaar ah oo ay iyagu ku balameen buu ahaa, iyagaana dowladda Imaaratka ka codsaday inay istusto marka qoraal yar oo aan nina wax tareyn baa kasoo baxay sida meesha ku qoran” Faroole ayaa yiri Mar la weydiiyey waxa uu is oran karo shirkaas wax kasoo baxeen ayuu madaxweynaha Puntland yiri: “waxay ku xiran tahay wixii la sheegay, meesha wixii ka yeeray wax Soomaali u dan ah ma ahayn”. Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu intaas raaciyey: “Sheekh shiriif wuxuu ku jiraa Kaambeyn doorasho, Siilaanyana Ictiraaf buu doonayaa marka waxay isu tari karayaan ma aqaan”. Puntland ayaa horay u qaadacday shirkii ay dhowaan duleedka magaalada London ku yeesheen ergooyinkii ka kala socdey dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland kadib markii laga tegey xubnihii metelayey Punltand ee dhinaca Federaalka ku jirey. Haseyeeshee kulanka Shiriif iyo Siilaanyo oo noqday mid taariikhi ah waxaa soo dhoweeyey in badan oo kamid ah bulshada Soomaaliyeed iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid Soomaaliya midnimo iyo horumar u horseedi kara. Horseed Media Quote Share this post Link to post Share on other sites
oba hiloowlow Posted June 29, 2012 Correction,,,Faroole: Talks with secessionists not in the interest of PL Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted June 29, 2012 The rants of a Pirate leader who is feeling left out. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 29, 2012 Faroole is just raising some concerns, they must be addressed. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 29, 2012 Faroole hadii aanu ka mid ahayn wufuudda shirka ka qaybgalaysa waxaa loo qaatay in uu iska aamusnaado ilaa iyo inta uu shirku ka dhamaanayo. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 29, 2012 Bacaaaaaaaaac Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 29, 2012 Showqi;846553 wrote: Faroole hadii aanu ka mid ahayn wufuudda shirka ka qaybgalaysa waxaa loo qaatay in uu iska aamusnaado ilaa iyo inta uu shirku ka dhamaanayo. Ahem... Quote Share this post Link to post Share on other sites
Somalia Posted June 29, 2012 ^^ WHY did you post it??!?!!! :D Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 29, 2012 Bacaaaaaaaaaccccccc Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted June 29, 2012 So he was actually there , , looooooooooooooooool Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 29, 2012 Somalia;846535 wrote: Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku aadan shirkii ay madaxweyneyaasha dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo Somalilan shalay magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraatka Carabta ku yeesheen. Dr Faroole oo u waramay laanta afka Soomaaliga ee Idaacadda BBC ayaa tilmaamay in shirkaasi uu gaar u ahaa Shiriif iyo Siilaanyo islamarkaana uusan ahayn mid ay umadda Soomaaliyeed dani ugu jirto. “balan gaar ah oo ay iyagu ku balameen buu ahaa, iyagaana dowladda Imaaratka ka codsaday inay istusto marka qoraal yar oo aan nina wax tareyn baa kasoo baxay sida meesha ku qoran” Faroole ayaa yiri Mar la weydiiyey waxa uu is oran karo shirkaas wax kasoo baxeen ayuu madaxweynaha Puntland yiri: “waxay ku xiran tahay wixii la sheegay, meesha wixii ka yeeray wax Soomaali u dan ah ma ahayn”. Isagoo hadalkiisa sii wata wuxuu intaas raaciyey: “Sheekh shiriif wuxuu ku jiraa Kaambeyn doorasho, Siilaanyana Ictiraaf buu doonayaa marka waxay isu tari karayaan ma aqaan”. Puntland ayaa horay u qaadacday shirkii ay dhowaan duleedka magaalada London ku yeesheen ergooyinkii ka kala socdey dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland kadib markii laga tegey xubnihii metelayey Punltand ee dhinaca Federaalka ku jirey. Haseyeeshee kulanka Shiriif iyo Siilaanyo oo noqday mid taariikhi ah waxaa soo dhoweeyey in badan oo kamid ah bulshada Soomaaliyeed iyagoo ku tilmaamay inuu yahay mid Soomaaliya midnimo iyo horumar u horseedi kara. Horseed Media NGONGE, Artikalka sida uu u oqoranyahay iyo sidaa uu Faroole u hadlayo waxaan u qaatay in aanu shirkaba ka qayb galin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
NGONGE Posted June 29, 2012 Somalia;846558 wrote: ^^ WHY did you post it??!?!!! :D Because it makes the Imam look even more foolish of course! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Showqi Posted June 29, 2012 Jacaylbaro;846561 wrote: So he was actually there , , looooooooooooooooool Lol JB you get my point...... Quote Share this post Link to post Share on other sites